Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa lagu wadaa in uu ka furmo Magaalada Muqdisho oo ay ku sugan yihiin Madaxda Dowladda…
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa goor dhoweyd gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka.…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka. Madaxweynaha iyo…
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in howlgal ay ciidamada dowladdu ka sameeyeen deegaanka Mubaarak ee gobolka Shabeella Hoose ay ku dileen…
Wararka Horseed media soo gaaraya ayaa sheegaya in todobaadkan uu Muqdisho ka furmaayo shir u dhexeeya dowlad goboleedyada dalka iyo…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka warqadaha aqoonsiga Danjirenimo kaga guddoomay safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Kenya…
Shirka golaha wasiiradda ee xukuumadda federaalka Soomaaliya oo maanta qabsoomay waxaa looga hadlay sugidda amniga, dar-dar gelinta gurmadka abaaraha iyo…
Sida qorshuhu ahaa maanta oo khamiis ah waxaa lagu wadey in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud safar ugu baxo Boqortooyada Sucuudiga,…
Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya, Abshir Cumar Huruuse ayaa magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar kulan kula yeeshay Ra’iisul Wasaare ku…
Wasiirada Arrimaha Dibadda ee dalalka carabta oo shir ku leh magaalada Qaahira ayaa looga hadlay xiisadaha ka taagan qaar ka…
Ciidamada dowaldda Maraykanku ka taageerto Soomaaliya ee kumaandooska Danab ee qayb ka ah SNA ayaa qaadanaya ciidamo cusub, taas oo…
Madaxweynaha jamhuuriyadda federaaliga ah mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa markii labaad u magacaabey Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale in uu noqdo…