Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in ay jabiyeen maleeshiyaadkii weerarka ku qaaday hotel ku yaalla caasimadda, kadib dagaal maalin iyo…
Weerarka xalay ay al-Shabaab ku qaadeen Hotel Hayaat ee magaalada Muqdisho ayaa galay habeenkii labaad. Taliyaha ciidanka nabadsugidda Mahad Maxamed…
Guddoonka Golaha Shacabka ayaa dib u dhigay kulan ay maanta oo sabti ah yeelan lahaayeen Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka…
Kadib salaadii makhrib ee xiliga Muqdisho ayaa jug weyn oo aad u culus laga maqley aaga KM4, wax yar kadib…
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Abshir Cumar Huruuse, ayaa soo dhaweeyey maanta oo Khamiis ahayd Kuxigeenka Ergeyga gaarka…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo tixraacaya go’aanka shirka Golaha Wasiirrada ee Sumaddiisu tahay SHGW.00.01.08.202 ayaa wareegto Madaxweyne…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo ka duulaya baahida loo qabo dardar gelinta howllaha gurmadka loo…
Shir aan caadi ahayn oo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa habeenimadii…
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo khadka taleefanka kula xiriiray Madaxweynaha la doortay ee dalka Kenya Mudane William…
Wasaaradda Waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta oob Salaasa ah ku dhawaaqday natiijada imtixaanka shahaadiga…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu taageerayey Xukuumadda oo ay soo qaban-qaabiyeen…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Ergaygay Gaarka ah ee madaxweynaha ee ururka Bulshada Bariga Afrka ee EAC u magacaabay…