Wasiirka Gaashandhigga Soomaaliya, Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa maanta la kulmay taliyaha cusub ee ciidamada Maraykanka ee Africom iyo saraakiil kale.…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo safar qaatay muddo afar maalmood ah ku tagay magaalada Garowe ee caasimadda…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Xamse Cabdi Barre ayaa kula kulmay magaalada Tunis, Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Moussa Faki Mahamat. Ra’iisul…
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Biixi Iimaan Cige ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbilay wakiilka hay’adda UNICEF ee…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Ku-xigeenkiisa Mudane…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa habeenkii xalay waxa uu kulan doceed kula yeeshay magaalada Tunis…
Ciidamada ammaanka ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, gaar ahaan kuwa Booliska ayaa howlgal culus ka sameeyey qaar ka mid…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Xamse Cabdi Barre iyo wafdigiisa ayaa ka qaybgalay Shirka Caalamiga ee Tokyo ee Horumarinta Afrika oo…
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Axmed Macallim Fiqi ayaa kulan la qaatay wafdi uu Hogaaminayey Madaxa Howlgalka Soomaaliya…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Tunis ee caasimada dalka Tunisia.…
Raysalwasaaraha xukuumadda federaalka Xamse Cabdi Barre ayaa ka qayb-galaya Shirka Caalamiga ah Tokyo ee Horumarinta Afrika ee TICAD8 (Tokyo International…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa kulan kooban saaka la qaatay Ku-xigeenka Wakiilka gaarka ah ee…