Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madobe ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda Ingriiska u…
Afhayeenka madaxtooyada Soomaaliya Cabdikariim Cali Kaar ayaa wararka soo baxay sannadkii hore ee sheegaya in ciidamo Soomaaliyeed ay galeen dagaalka…
Guddoomiyaha Aqalka Sare BFS Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay ergayga gaarka ah ee Dowladda Finlad u…
Hantidhowrka Guud ee Qaranka ayaa soo saaray amar lagu mamnuucayo in Hay’adaha dowladda Soomaaliya ay galaan heshiisyo waa wayn, inta…
Raysalwasaaraha Xukuumadda Federaalka ah Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ku jira wadatashigii u danbeeyey ee Golihiisa Xukuumadda oo la filaayo…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho ku saabsan hagaajinta xiriirka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Jabuuti ku joogay dalkaas…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Sii-hayaha Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Jabuuti ee Soomaaliya Mohamed-Rashid…
Diyaaradda Jubba Airways oo nuuceedu yahay 50 qaad ah kana timid magaalada Baydhabo ayaa ku burburtay Garoonka Aadan Cadde ee…
Qarax xooggan oo ahaa miinada dhulka lagu Aaso ayaa goordhaweyd ka dhacay magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Qaraxa oo jugtiisa…
Ciidamada Booliska Soomaaliya iyo mas’uuliyiinta maamulka degmada Heliwaa oo saaka howlgal ka sameeyey xaafadda Suuqa Xoolaha ee degmadaasi ayaa gacanta…
Komaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee Danab, gaar ahaan Ururka 5-aad, Guutada 16-aad ayaa ayaa hawlgal qorshaysan ka sameeyey gobolka Jubbada…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka ee Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa uga tacsiyeeyay guud ahaan shacabka magaalada Jowhar, gaar ahaan dadka…