Wasaaradda Gargaarka iyo maareeynta masiiboyinka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa deeq raashin ah oo loogu talagaley 216 qoys oo ah dadka…
Guddiga Maamulka Doorashooyinka Heer Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa shaaciyay qabashada doorashada 11-ka kursi ee deegaan doorashadooda tahay Magaalada Gaalkacyo.
Mahad Maxamed Salaad ayaa saaka mar kale loo doortay kursiga tirsigiisu yahay HOP147 isagoo heley 101 cod ka dib markii…
Maanta oo taariikhdu tahay 14-da Febaraayo 2022 guddiga Doorashada Galmudug wuxuu qabtay Doorashada Kursiga nambarkiisu yahay HOP#138 oo 2 musharax…
Guddoomiyaha degmada deyniile Maxamed Abuukar Cali (jacfar) ayaa saakay ku guuleystay kursiga sumadiisa tahay hop#025, kadib doorasho ka dhacday dhuusamareeb.…
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Mudane Axmed Abdi kaariye Qoor,qoor oo u weheliyo Guddomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal ayaa…
Galmudug oo shaacisay Doorashada siddeed kursi oo kamid ah Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya.
Guddiga Doorashooyinka heer Dowlad Gobaleedka ee Galmudug ayaa Maanta Magaalada Dhuusamareeb ku qabtay doorashada Afar kamid ah kuraasta Golaha Shacabka…
Waxaa lasoo gabagabeeyay doorashada 10 xubnood oo ka tirsan golaha shacabka Baarlamanka Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya.taas oo ka kala dhacday magaalooyinka…
Guddoomiyaha Guddiga doorashada heer dowlad goboleedka ee Galmudug Maxamed Daahir Guuleed ayaa maanta shahaadooyinka musharaxnimada guddoonsiiyey Jeneraal Saadaq Cumar Xasan…
Qabashada doorashada 4 kursi oo kamid ah golaha shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee lashaaciyay guddigooda xulista ergada 24 kii janaayo…
Ciidamada Kumaandooska Gor-Gor oo saakay howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka dhagaxyaale oo dhanka Koofureed ka xiga degmada Guriceel ayaa ka…