Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi kaariye Qoor-Qoor oo ay wehliyaan masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka iyo Ganacsato ayaa daahfuray Mashruuca dhismaha…
Ku dhawaad 10 katirsan Alshabaab oo ay ku jiraan horjoogayaal ayaa lagu dilay degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud, sida uu…
Burbur xooggan ayaa gaaray Waddada Gaalkcyo iyo Hobyo, deegaanka Saqiiro oo magaalada Hobyo kaga beegan 15km dhanka Waqooyi. Daaddad xooggan…
Madaxweynaha Dowladda goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa saxiixay sharciyo kasoo gudbay Golaha Wakiillada Galmudug kuwaas oo kala ah Sharciga…
Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi kaariye Qoor-Qoor ayna wehliyaan Wasiirka Gaashaandhigga XFS Cabdulkaadir Maxamed Nuur, Wasiir kuxigeenka Warfaafinta…
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo uu wehliyo Wasiirka gaashaandhigga dalka Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa Guriceel ku…
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa guddoomiyay shirka golaha wasiirrada oo ahaa kulan aan caadi aheyn…
Galmudug: Maalintii shalay ee arbacada dagaal aad u culus ayaa ka dhacay meel ku dhaw magaalada Wisil ee gobolka Mudug.…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen jimcaale (Madaale) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda…
Wararka ka imaanaya xarunta Galmudug ee Dhuusamareeb ayaa sheegaya in la fashiliyey laba gaari oo lagu soo raray waxyaabaha qarxa…
Ciidamada Xoogga dalka, Daraawiishta Galmudug iyo Xoogagga Difaaca Shacabka ayaa saaka howlgallo ka wada deegaanada Bacaadweyn, Camaara iyo Qaycad. Deegaanadaas…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoor Qoor ayaa muuqaal uu baahiyey qadar yar kahor ku sheegay inay ka badbaadeen weerarkii ismiidaaminta ahaa…