Malayshiyada Atgagxisada ee al-Shabaab ayaa isaga baxay degmada Ceelbuur ee gobolka Galguduud oo ahayd meel ay aad ugu xooganaayeen. bixitaanka…
Ciidamada Dowladda federaalka iyo malayshiyaad beeleed, ayaa maanta dagaal ku qaadey kooxaha argagxisada ee ku sugan deegaanka Wabxo, waxaana dagaal…
Habeenkii xalay waxaa dab la qabadsiidey Masjid ku yaala magaalada Dhusamareeb ee xarunta Galmudug. Dhammaan agabkii masjidkan yaaley oo ay…
Diyaaradaha aan duuliyaha wadin ee ciidamada Maraykanka ayaa mar kale duqeyn ka geystey gobolka Galguduud ee mamaulka Galmudug, halkaas oo…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Galmudug ee Dhuusamareeb kula kulmay Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarigga ka jaray laanta Bangiga Dhexe ee oo uu ka hirgeliyay…
Dhuusmareeb, Galmudug: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehlinayo Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor…
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ee ku sugan Galmuduga ayaa sheegtay inuu isku soo dhiibay mid kamida dhakhaatiirtii ururka Al-Shabaab kaas…
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta magaalada Dhuusamarreeb kusoo dhaweeyay ergeyga cusub ee Qarammada Midoobey ee Soomaaliya…
Xulka degmada Caabudwaaq ayaa galabta ku guulaystay koobka degmooyinka dowlad goboleedka Galmudug ee 2023, kadib markii ay rigoorayaal ku garaaceen…
Madaxweyne Qoorqoor Oo Soo Xiray Shir Looga Hadlayey Nidaamka Dowladnimada Loo Dhanyahay Ee Galmudug
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa soo xiray shir muddo laba maalin ah ka socday caasimadda Dhuusamarreeb, oo…
Madaxweynaha Dowladda goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo ku xigeenka erygeyga gaarka ah ee Qarammada Midoobe ee Soomaaliya Anita…