Mas’uuliyiinta magaalada Hobyo ee Galmudug ayaa sheegay in ay soo badbaadiyeen 20 qof oo u kala dhashay Pakistan iyo Iran.…
Dagaal culus ayaa ka dhacay deegaanka Qaayib ee gobolka Galgaduud, sida ay xaqiijiyeen ilo kala duwan oo deegaanka ku sugan.…
Gudoomiyaha Golaha Deegaanka ee Dhuusamareeb, Cabdiraxmaan Cali Maxamed (Geeda-qorow) iyo Kuxigeenkiisa Cabdisamad Salaad Aadan ayaa lagu caleema saaray Magaalada Dhuusamareeb…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Baxdo ee gobolka Galguduud oo ka mid ah deeganada laf dhabarta…
Madaxweynaha Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, oo wehlinaayo Madaxwayne Ku Xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa shir gudoomiyay kulanka golaha…
Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa dadka deegaanka ee labadii maalin lasoo dhaafay ku sugnaa deegaanka Wabxo ee gobolka Galgaduud ayaa…
Ciidamada dowladda iyo dadka deegaanka oo isku dhinac ah iyo Al-Shabaab ayaa Dagaal muddo saacado ah socday ku dhexmaray tuulooyinka…
Ururka Al-Shabaab ayaa aroornimadii hore ee saaka dhowr jiho ka soo weeraray fariisimaha Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa Daraawiishta Galmudug…
Shir looga hadlayo ammaanka gaar ahaan dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ayaa maanta ka furmaya magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug.…
Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo ka mid ah Hoggaanka Ahlu Sunna ee Gobolada Dhexe ayaa sheegay in iyaga iyo…
Wasiirka Gaashaandhigga, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Xildhibaan Cabdisaabir, Taliyaha Ciidamada Xoogga iyo Saraakiil ka tirsan ciidanada xoogga ayaa maanta…
Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa saaka howlgallo ka sameeyey deegaanno hoostaga Degmada Baxdo ee Gobolka Galgaduud ee Dowlad goboleedka Galmudug. War…