War saxaafadeed ka soo baxay ciidamada taliska ciidanka Maraykanka ee AFRICOM ayaa lagu sheegay in codsi uga yimid dowladda federaalka…
Taliyaha ciidamada xoogga dalka, Gen Odawaa Yuusuf Raage ayaa xaqiijyay in 75 kamid ah Alshabaab lagu dilay howlgal ay ciidamada ka…
Xubno ka tirsan Ururka Al-shabaab ayaa maanta mar kale gubay dhamaan guryahii iyo Ceel biyoodkii ku yaalay deegaanka Ceel Jiqoow…
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa deegaanka ee loo yaqaano Macawiisleey ayaa saacadahii lasoo dhaafay Al-shabaab kala wareegay deegaano…
Qarax noociisu yahay Miinada dhulka lagu aaso ayaa lala beegsatay gaari ay la socdeen dad shacab ah, xilli uu marayey…
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa kulan la qaatay Danjiraha Dowladda Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Larry André. Madaxweynaha iyo Danjiraha…
Ciidanka kumaandooska xoogga dalka ee DANAB ayaa degaanka Buqda-aqable ee gobolka Hiiraan waxa ay ka fuliyeen howlgal qorsheysan oo lagu…
Qarax xoogan ayaa goordhoweyd ka dhacay degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha hoose, kaas jugtiisa laga maqlay in badan Xaafadaha degmadaasi.…
Ciidanka xoogga dalka Soomaliyeed oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa kooxda Al-shabaab kala wareegay deegaano dhowr ah oo dhaca Koofurta gobolka…
Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya gaar ahaan kumaandooska Gorgor oo kaashanaya ciidanka dib u xureynta degaanka ayaa howgal qorsheysan ka fuliyey…
Dagaalo xoogan ayaa xalay markale ciidamada la baxay dib xureynta deegaanka iyo kuwa Al-shabaab ku dhexmaray deegaanka Ceeleey oo qiyaas…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xame Cabdi Barre ayaa si kulul uga hadlay weerarka ay kooxda Al-Shabaab ku laayeen…