Skip to content
Horseed Media LogoHorseed Media
  • Home
  • Somali News
  • World News
  • in English
  • Opinion
  • More
    • Dowladda Federaalka
    • Puntland
    • Jubaland News
    • Galmudug
    • Hirshabele
    • Somaliland
    • Koonfur Galbeed
    • Featured
  • Contact us

Horseed » Somali News » Hirshabele » Page 17

Hirshabele

Ciidamada amniga oo howlgal ka sameeyay Jowhar

Ciidamada Booliska maamulka Hirshabeelle iyo kuwa sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad ayaa saacadihii la soo dhaafay howlgal amniga…

February 8, 2021 | by Horseed Staff

Madaxweynaha Hirshabeelle Oo Lagu Soo Dhoweeyey Dhuusamareeb

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug.…

February 1, 2021 | by Horseed Staff

Baarlamaanka Hirshabeelle Oo Ansixiyey Codsi Ka Yimid Madaxweyne Guudlaawe

Xildhibaanada Baarlamaanka 2aad ee Hirshabeelle ayaa ansixiyey codsi ka yimid madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen, oo maanta hortagey…

February 1, 2021 | by Horseed Staff

Madaxweynaha Hirshabeelle Oo Wakiilada Beesha Caalamka Kala Hadlay Khilaafka Doorashada

Wakiilada Beesha caalamka ayaa kulan khadka Internet-ka ah la yeeshay Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ,iyagoo kala hadlay xaaladaha siyaasadeed…

January 27, 2021 | by Horseed Staff

Al-Shabaab oo weerar culus ku qaaday Raage-Ceele, Sh/Dhexe

Maleeshiyaadka Al Shabaab ayaa lagu soo waramayaa inay gacanta ku dhigeen maanta oo Sabti ah deegaanka Raage Ceel ee gobalka…

January 23, 2021 | by Horseed Staff

Walaac laga muujiyey ciidamada Haramcad ee la geeyey Beledweyne

Waxaa shalay iyo maanta magaalada Beledweyne ee xarunta gobalka Hiiraan gaaray diyaarado sida ciidamada loo yaqaan Haramcad oo laga soo…

January 9, 2021 | by Horseed Staff

Xukuumada Soomaaliya Oo Go’aan Ka Gaartay Doorashada Dalka 2021 – VIDEO

Ra’iisul Wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada Galmudug, Koonfur Galbeed, Hirshabeelle iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir…

January 9, 2021 | by Horseed Staff

Madaxweynaha Hirshabeelle Oo Lagu Soo Dhoweeyey Muqdisho

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta lagu soo dhoweeyey magaalada Muqdisho.…

January 8, 2021 | by Horseed Staff

Golaha Wasiirada Hirshabelle oo ka shiray arrimaha Amniga

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle, Cali Guudlaawe Xuseen, ayaa shir guddoomiyey shirka Golaha Wasiirada Hirshabeelle oo maanta warbixino looga dhageystay wasiirada…

January 3, 2021 | by Horseed Staff

Madaxweynaha Hirshabeelle Oo La Shiray Hay’adaha Amniga

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa shir gudoomiyay shirka Amniga Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, kaas oo maanta ay kasoo…

December 31, 2020 | by Horseed Staff

Golaha Wasiirada Hirshabeelle Oo Ansixiyey Miinsaaniyadda 2021

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen Guudlaawe ayaa maanta shir gudoomiyay shirka golaha wasiirada Hirshabeelle oo maanta ka dhacay…

December 27, 2020 | by Horseed Staff

Madaxweynaha Hirshabelle oo wakhtiga magacaabista Xukuumada loo kordhiyey!

Baarlamaanka Hirshabelle oo maanta yeeshay Kalfadhigoodii 1aad ayaa wakhtiga magacaabista Xukuumada u kordhiyey Madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe oo aan weli…

December 19, 2020 | by Horseed Staff

Jowhar: Cali Guudlaawe oo kulan la yeeshay Golaha Wasiirada Hirshabelle

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa shir guddoomiyay kulankii ugu horeeyey golaha wasiiradda tan iyo markii xilka loo doortay. Cali…

December 10, 2020 | by Horseed Staff

Hiiraan: Shacabka oo weli diidan imaanshaha Madaxweynaha Hirshabelle

Kulan ay yeesheen odayaasha beelaha gobalka Hiiraan iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Dowlada Federaalka ayaa laga soo saaray qodobo uu…

December 5, 2020 | by Abdirisaq Shino

Wafdi Uu Hogaaminayo Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle Oo Gaaray Beledweyne

Wafdi uu hogaaminayo guddoomiyaha baarlamaanka Hirshabeelle Cabdixakiin Luqmaan Maxamed ayaa maanta gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Waxaa garoonka…

December 1, 2020 | by Horseed Staff
  • Go to Previous Page
  • Go to page 1
  • Interim pages omitted …
  • Go to page 15
  • Go to page 16
  • Go to page 17
  • Go to page 18
  • Go to page 19
  • Interim pages omitted …
  • Go to page 24
  • Go to Next Page
  • About us
  • Contact us
  • Privacy Policy

©2023 Horseed Media Ltd