Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa raashiin isugu jira bur,bariis,baasto, sokor, saliid iyo timir u qeybiyay qoysas dan yar ah oo…
Ciidanka guutada 3-aad qeybta 27-aad ee ciidanka xoogga dalka ayaa howlgallo ka dhan ah argagixisada Al-Shabaab waxay ka fuliyeen inta…
Ciidanka Xoogga dalka qeybta 3-aad gaar ahaan guutada 27aad ayaa howl-galo ka dhan ah Argagixisada Al-shabaab ka sameeyay Degaanada Isgoys,…
Madaxweynaha Maamul goboleedka hir-shabeelle Mudane Cali Xuseen guudlaawe ayaa sheegay inuu saxiixay miisaaniyadda maamul goboleedka ee Sanadka 2022. ” Waxaan…
Guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cabdixakiin Luqmaan Maxamed oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa kulan la qaatay Safiirka dowladda Qatar…
Maalintii shalay ayay aheyd markii qarax khasaare geystay uu ka dhacay magaalada Jowhar ayna ku dhaawacmeen Xildhibaano katirsan Hirshabeelle ayaa…
Guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cabdixakiin Luqmaan Xaaji Maxamed ayaa si kulul u Cambaareeyay qarax miino oo Maanta ka dhacay…
Madaxweynaha Dowladda gobaleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta hooygiisa Magaalada Muqdisho ku qaabilay kaaliyaha Xoghayaha Guud Qaramada…
Sida ay sheegayaan wararka nasoo gaaraya qarax xooggan ayaa waxa uu ka dhacay saldhiga booliska ee magaalada Beledweyne. Ilaa iyo…
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle, Cali Guudlaawe, Xuseen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta si wayn loogu soo dhoweeyay Magaalada Muqdisho. Madaxweynaha…
Wafdi uu hogaaminayo Gudoomiye Ku xigeenka guddiga Doorashooyinka heer Federaal ayaa gaaray magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan. Wafdigaan ayaa kormeer…
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xilka qaadis ku sameeyay Gudoomiyihii Maxkamadda Gobolka Shabeellaha Dhexe Sheekh Xuseen Maxamed iyo…