Qaraxyo nooca miinada dhulka lagu aaso ayaa lala beegsaday garoonka Diyaaradaha degmada Buula-Burde ee gobolka Hiiraan iyadoo uu burbur xooggan…
WAR SAXAAFADEED Madaxweynayaasha Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Puntland, Koonfur Galbeed, Jubaland, Galmudug iyo Hirshabelle; Madaxweyne Saciid…
Dr Cusmaan Maxamuud Dufle ayaa markale ku guuleystay Senator ka tirsan Aqalka Sare kadib doorasho caawa ka dhacday magaalada Jowhar…
Seddex kamid ah kuraasta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xalay lagu doortay magaalada Jowhar ee xarunta dowlada goboleedka Hirshabeelle.…
Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle ayaa Maanta oo talaado ah lagu wadaa inay ka dhacdo Doorashada Xildhibaanada Aqalka Sare…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Dowladda Hirshabeelle u Magacaabay G/Sare Cali Idiris Cusmaan, Isagoo…
Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa soo saaray liiska musharixiinta aqalka sare ee Baarlamaanka federaalka ka soo galaya…
Guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cabdixakiin Luqmaan Maxamed ayaa si kulul uga hadlay weerarkii Bam gacmeedka ahaa ee xalay lagu…
Ciidamo gadoodsan oo la baxay Badbaadada Hiiraan ayaa la wareegay xarunta maamulka gobolka Hiiraan ee magaalada Beledweyne. Ciidankan oo uu…
Guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cabdixakiin Luqmaan ayaa magacaabay xubnaha Guddiga ee qabashada doorashada Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka…
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Cali Guudlaawe oo weli ku sugan degmada Cadale ayaa Maanta kulan la qaatay…
Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya, Shiikh Shariif Axmed iyo Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta gaaray magaalada Cadale ee Gobolka Shabeelada Dhexe…