Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa gaaray deegaannada Wargaadhi, Geedi xeer, Xasan geedi, Qaahira, Maxaa saciid iyo Nuur dugle oo…
Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayna qeyb ka ahaayeen Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Cabdi Fitaax…
Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan, Cali Jeyte Cismaan ayaa ka hadlay arrin hadal-hayn badan ka dhex dhalisay bulshada, ka dib markii uu…
Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa si buuxda ula wareegay gacan ku haynta deegaanka Masaajid Cali Gaduud oo…
Howlgallo ka dhan ah Ururka Al-Shabaab ayaa weli ka socda degaanno katirsan gobolka Shabeellaha Dhexe ee Dowlad goboleedka Hir-Shabeelle. Howlgalla…
Diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee Mareykanka ayaa duqeymo ka gesytay deegaanka masaajid Cali Guduud ee Gobolka Shabeellaha Dhexe halkaas oo…
Madaxweyne Ku Xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan. Safarka…
Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Janaraal Odowaa Yuusuf Raagge ayaa kormeer shaqo ku Tegay deegaanka Xawaadlay ee gobolka Shabeelada Dhexe halkaas…
Qarax xooggan oo jugtiisa inta maqlay inta badan xaafaddaha degmada degmada Jalalaqsi ayaa lagu weeraray Xarunta degmadaasi. Qaraxa ayaa waxaa…
Qarax xooggan oo geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah ayaa ka dhacay degmada Buulo-Burde ee Gobolka Hiiraan. Qaraxa oo jugtiisa…
Ciidamada dowladda Soomaaliya aya maanta Ururka Al-shabaab kala wareegay deegaano dhowr ah oo hoostaga degmooyinka Raageceele iyo Jowhar ee gobolka…
Madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa sheegey in Al-shabaab laga saaray deegaanno ka tirsan gobolka Shabellaha Dhexe. Madaxweyne Cali Guudlaawe…