Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kormeeray goobihii ay ka dhaceen qaraxyadii Al-shabaab ee Magaalada Beledweyne. Kormeerka…
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan. Madaxweynaha waxaa…
Ciidanka Xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ayaa gaaray deegaanka Geel-gub oo kaabiga ku haya halka loo yaqaano Masjidka Cali Gaduud…
Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo dadka deegaanka gobolka Hiiraan ayaa mar kale la wareegay gacan ku heynta deegaanka Yasooman ee Bariga…
Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa sheegay in qaraxyadii maanta lagu weeraray Xerada Lama Galaay ee Magaalada Beledweyne uu…
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaska, qaraabada iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ee ay…
Khasaare dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay laba Qarax oo is xigxiga oo goordhow ka dhacaday Xarunta Maamulka Gobolka Hiiraan…
Ururka Al-shabaab ayaa dib ula wareegtay gacan ku haynta deegaanada Moqokori iyo Yasooman oo ka tirsan gobolka Hiiraan, kaddib markii…
Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa qabsaday deegaanno ka tirsan shabeelooyinka, kadib howlgal qorsheysan oo ay subaxnimadii saaka kafuliyeen deegaanka Basra iyo…
Deegaanka Buq-aqable ee gobolka Hiiraan ayey Ciidanka Xoogga Dalka ka sameeyeen howlgal qorsheysan oo lagu burburinayo meelaha gabaadka ay ka…
War saxaafadeed ka soo baxay ciidamada taliska ciidanka Maraykanka ee AFRICOM ayaa lagu sheegay in codsi uga yimid dowladda federaalka…
Taliyaha ciidamada xoogga dalka, Gen Odawaa Yuusuf Raage ayaa xaqiijyay in 75 kamid ah Alshabaab lagu dilay howlgal ay ciidamada ka…