Guddoomiyaha guddiga doorashada Muuse Geelle Yuusuf iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa gaaray magaalada CeelWaaq, halkaas oo ah ka dhaceyso doorashada…
Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Jubbaland ayaa Maanta magaalada kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose ku qabtay doorashada Kursiga…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay Gudoomiyaha Guddiga doorashooyinka heer federaal…
Qoraal ka soo baxay guddiga hirgelinta doorashooyinka heer federaal ayaa lagu sheegay in iyada oo la raacayo heshiiskii 17 Sebtember…
Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe, ayaa caawa Xarunta Madaxtooyada marti qaad ugu sameeyay Xildhibaanada laga soo doortay Jubaland…
Ciidanka xooggga dalka, ururka 5-aad, guutada 16-aad ee kumaandooska Danab ayaa howlgal ballaaran oo lagu ciribtirayo maleeshayada Al-shabaab ka fuliyay…
Dowlad goboleedka Jubaland waxay soo dhawaynaysaa go’aanka masiiriga ah ee Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya ay ka gaartay Danjirahii hore…
Cabdiraxmaan Kulmiye Xirsi oo ah wasiiru dowle ka tirsan xukuumadda Soomaaliya, isla markaana lagu tilmaamo ninka loo wado madaxa hay’adda…
Madaxweyne Ku-xigeenka Koobaad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta ka furay Magaalada Kismaayo Shirka isku xirka…
Guddiga hirgalinta doorashooyinka dadban ee heer Dowlad Goboleed ee Jubbaland (SEIT) ayaa maanta xubno kasocday Guddiga FEIT ee heer Federaal…
Madaxweyne ku xigeenka Dowlada goboleedka Jubaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta daahfuray Deeq Raashiin gargaar ah oo Boqortooyada Sucuudiga…
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay inuu si dhaw ula socdo juhdiga lagu bixinaayo dhammaystirka…