Maxkamada Ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukun dil toogasho ku fulasay askari ka tirsanaa ciidanka xoogga dalka oo qof shacab…
Madaxweynaha Dowlada Jubaland H.E Ahmed Mohamed Islaam, ayaa kulan la qaatay Heidi Elburgi Johansen, ergayga Dowlada Norway u qaabilsan Soomaaliya.…
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa wada kulamo kala duwan oo…
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubaland Mudane Axmed Islaam Axmed Modoobe ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka, Madaxweynaha waxaa…
Raysalwasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa u hambalyeeyay dowlada Jubbaland iyo Xildhibaanada maanta lagu doortay magaalada Kismaayo. Ra’iisul…
Magaalada Kismaayo ee caasimadda KMG ee Jubbaland waxaa haatan ka socota doorashada lix kursi oo ka mid ah xubnaha golaha…
Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Jubbaland SEIT ayaa goor dhow bilaabaya 6-kursi oo ka mid ah golaha shacabka…
Dowlada Jubaland mar walba waxay diyaar u tahay dardar galinta howlaha doorashooyinka oo fursad weyn u ah shacabka Soomaaliyeed inay…
Musharax Xildhibaan Maxamed Cali Cumar oo noqday musharaxii labaad ee la guddoonsiiyey shahaadada musharaxnimo.Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee…
Guddoomiyaha guddiga hirgalinta doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Jubaland SEIT Dr. Siyaad Maxamed Mursal ayaa xarunta guddiga doorashooyinka ku qaabilay…
Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Jubbaland ayaa fartay ganacsatada inay qaataan ruqsadda ganacsi ee ay Wasaaraddu bixiso.
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta shir gudoomiyay shir weyne lagaga hadlayay sidii xal waara loogu heli…