Wararka ka imaanaya Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in dagaalka qaraar oo u dhaxeeya Ciidamada Maamulka Jubbaland iyo kuwa Kenya…
Howlgalkani oo ujeedkiisu ahaa xaqiijinta amaanka degaano ka tirsan gobalka Gedo, gaar ahaan magaalada Garbahaarreey, halkaasi oo lagu wado inay…
Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay taliyaha ciidamada AMISOM Jeneral Diomede Ndegeya, iyo kuxigeenkiisa…
Wefdi Wasiirro ah oo uu Ra’iisul Wasaare Rooble u xil saaray arrinta abaaraha ka jira Jubbaland ayaa gaaray magaalada Kismaayo.…
Maamulka Jubbaland ayaa maanta dhameystirtay Afartii Kursi Ee ka harsaneyd 8-da Kursi Aqalka sare ee deegaan Doorashadooda tahay Jubbaland. Doorashada…
Doorashada afar kursi oo ka mid ah kuraasta Aqalka Sare ayaa maanta lagu wadaa in ay ka dhacdo magaalada Kismaayo…
Musharixiinta Aqalka sare ee uu dhawaan magacaabay Madaxweynaha Jubaland ayaa lagu wadaa in ay maanta khudbado ka horjeediyaan Xildhibaanada Baarlamaanka…
Guddiga Maamulaya Doorashada Heer Dowlad Goboleed Jubaland ayaa soo saaray Jadwalka doorashada kuraasta dhiman ee Golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya.…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Kismaayo ku qaabilay ku xigeenka Wakiilka Qaramada Midoobay…
Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed islaam ayaa magacaabay liiska Xubnaha musharixiinta ee ku tartami doona afar kursi oo kamid ah…
Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta furay kulan wadareedka Golaha Wasiirada Jubbaland Kaasi oo lagu dardar galinayo…
Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa sheegay in abaaro iyo xanuuno aan la garanaynin oo ka jira qeybo…