Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa Xarunta Madaxtooyada Kismaayo ku qaabilay Taliyaha Howlgalka Maraykanka ee Soomaaliya Kornayl…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka golaha Wasiirada oo lagaga hadlay xaaladaha abaaraha…
WAR SAXAAFADEED Madaxweynayaasha Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Puntland, Koonfur Galbeed, Jubaland, Galmudug iyo Hirshabelle; Madaxweyne Saciid…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa dib ugu laabtay Magaalada Kismaayo ee Caasimada Ku Meel Gaarka ah ee…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa kulan la qaatay ku xigeenka Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Muqdisho halkaas oo siweyn loogu soo dhaweeyay. Madaxweynaha…
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Dowlad Gobaleedka Jubbaland Mudane Xuseen Xirsi Axmed ayaa maanta safar saacado kooban qaatay…
Maamulka Qeybta Booliiska ee Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa Magaalada Kismaayo ku soo gabagabeeyay tababar aqoon kororsi ah…
Ugu horayn Shirka ayaa lagaga hadlay arimaha amaanka iyo xaaladahii u danbeeyay ee deegaanada Jubaland iyadoo Wasaarada amniga laga dhagaystay…
Taliska Booliska dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa faah faahin ka bixiyay khasaaraha ka dhashay Qaraxii gelinkii dambe ee shalay ka dhacay…
Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta daahfuray tartanka kubada cagta kooxaha heerka koobaad ee Jubaland. Munaasabada furitaanka…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa ka tacsiyeeyay weerarkii argagaxisada ku dileen dhalinyaro ka tirsan kooxda Kubada Cagta ee JCCI. Qoraalka…