Madaxweynahu waxuu soo dhoweeyey go’aankii IGAD ee 3dii May, guddigii IGAD ee booqday Muqdisho iyo Kismayo iyo warbixintii ay maanta hor keeneen shirka IGAD. Madaxweynahu waxuu sheegay in Dowladda »
Jubaland News
Madaxda IGAD oo ka wadahadlaya xaalada Jubaland
Magaalada Addis Ababa ayey todobaadkan ka socdaan kulamo badan oo xiriir ah kuwaasi oo qeyb ka ah xuska sanaguurada 50aad ee aasaaska Midowga Afrika. Hogaamiyaasha Wadamada urur Gobaleedka IGAD »
Kenya oo ka codsatay Madaxweynaha Ghana inuu hormuud u noqdo Dadaalka ku aadan Soomaaliya
Madaxweyne kuxigeenka Kenya William Ruto ayaa todobaadkan booqasho hal maalin ah ku tagay dalka Ghana halkaasi oo uu kula kulmay Madaxweynaha wadanka Ghana John Dramani Mahama. Kulankaasi ayaa si »
Radio Hirad: Dhegayso Barnaamijka Todobaadka ee Hirad [24 May]
Barnaamijkenna Todobaadkan Qodobada aad ku dhagaysan doontan waxaa ka mid noqon doona. Ardayda ka Qalanjabinaya Jaamacadaha Bosaso oo helay fursado Shaqo Amaanadarada ka jirta magaalooyinka »
Xukuumada oo ka hadashay mooshinka lala noqday, arrimaha Jubaland & Somaliland
Ra’iisal Wasaaraha ayaa saxaafada si toos ah ugala hadlay shacabka Soomaaliyeed kadib markuu dhamaaday shirkii golaha wasiirada. Kadib markuu soo dhaweeyay go,aankii baarlamaanka ee looga noqday »
Cabdiraxmaan Xoosh: Waa Nasiib xumo Kismaayo in looga dhawaaqo 4 Madaxweyne [Dhageyso]
Wasiirkii hore ee Dastuurka DFKMG Cabdiraxmaan Xoosh oo hada kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa sheegay in loo baahan yahay wax walba in la waafajiyo Dastuurka Federaalka Soomaaliya. »
Madaxweyne kuxigeenka Jubaland oo sheegay in dagaal uusan ka dhici doonin Kismaayo
Xaflada dhaarinta Madaxweyne kuxigeenka 1aad ee Jubaland Gen.Fartaag oo ka dhacday Kismaayo ayaa waxaa hadalo iyo baaq nabadeed ah kasoo jeediyey madaxda maamulka cusub ee Jubaland. Jeneraalka ayaa »
Raysalwasaarihii hore ee DFKMG iyo Madaxweynihii hore ee Puntland oo hanbalyo u diray Madaxweynaha Jubaland
Prof.Cabdiweli Cali Gaas iyo Gen.Cadde Musse ayaa iyagoo ku kala sugan dalka Maraykanka iyo Puntland hanbalyo si gooni gooni ah ugu diray Axmed Madoobe oo shalay loo doortay Madaxweynaha maamulka »
Dhegayso Waraysigii u horeeyey ee uu baxshey Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe
Madaxweynaha la doortey ee maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islan ayaa ku eedeeyey Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya in ay qaskwaddo deegaanada Jubaland. Madaxweynaha jubland ayaa ku metalay »
Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya: “Doorashada Maamulka Jubaland Waa Xad-gudub”
Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Amniga Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa ka hadley doorashada maanta ka dhacdey magaalada Kismaayo ee lagu doortey madaxweynaha jublanad Axmed maxamed Islan, waxaana uu ku »
Madaxweynaha iyo kuxigeenka Jubaland oo la doortey
War goor dhaweyd soo gaarey warqabadka Horseed Media ayaa sheegaya in ergada shirka jublaland ay Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland u doorteen Axmed Maxamed Islaan (Madoobe), Axmed Madoobe ayaa »
Madaxweynaha Puntland oo hanbalyo u direy Madaxweynaha cusub ee Jubaland – Daawo
http://www.youtube.com/watch?v=Cnkm5K0veC4 War-saxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada Dowladda Soomaaliyeed ee Puntland ayaa lagu soo dhaweeyey doorashadii Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed »
Raysalwasaare Saacid oo Guddi u magacaabey Arrimaha Jubbooyinka
Wareegto ka soo baxdey Xafiiska raysalwasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa lagu sheegay in Raysalwasaare Saacid guddi ka kooban labada Gole ee Xukuumadda iyo Baarlamaanka uu u »
Jaaliyadda Holland oo xaflad taageero ah u qabtay dhismaha Jubaland [Daawo]
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee kasoo jeeda gobollada Jubbooyinka iyo Gedo ee ku nool dalka Holland ayaa waxaa si weyn u taageereen shirka maamul u sameynta ee ka socda magaalada Kismaayo. Waxaana ay »
- « Previous
- 1
- …
- 16
- 17
- 18