Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa caawa Aqalka martida casho sharaf ugu sameeyay Gudiyada hirgelinta Doorashooyinka ee…
Waxaa maanta lagu doortay dowlad goboleedka Jubaland xubnihii ugu horreeyay ee aqalka sare ee baarlamanka Soomaaliya, taas oo muujinaysa inay…
Gudoomiyaha Gudiga xalinta khilaafkaadka doorashooyinka Soomaaliya Cabdullaahi Abyan Nuur iyo xubno ka tirsan guddiga xalinta khilaafaadka ayaa gaaray magaalada Kismaayo.…
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa Maanta soo gudbiyay Liiska Musharaxiinta qeyb ka mid ah Kuraasta…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Mudane Ahmed Mohamed Islaam, ayaa xarunta Madaxtooyada kulan kula qaatay masuuliyiinta Guddiga hirgalinta doorashada ee heer…
Waxaa magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah maamulka Jubbaland kulan ku yeeshay Xubno ka mid ah Guddiga doorashooyinka heer Federaal…
Wafti uu hoggaaminaayo Guddoomiyaha Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer federaal FEIT Soomaaliya Maxamed Xasan Cirro ayaa Maanta gaaray Magaalada Kismaayo ee…
Guddiga dib u heshiisiinta gobolka Gedo ayaa Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble u soo gudbiyay Warbixinta…
Diyaarad nooceedu yahay 5Y-GRS oo kasoo duushay magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya ayaa saaka ku dhacday garoonka diyaaradaha degmada…
Madaxweyne kuxigeenka Dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta xarunta Madaxtooyada Jubbaland ku qaabilay Guddiga xalinta qilafaadka arrimaha Gobolka…
Guddiga dib u heshiisiinta Gobolka Gedo ee ka socday Dowlad-Gobaleedyada Soomaaliya ayaa soo gabo gabeeyay kulamadii Wadatashiga iyo dib u…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Jubbaland Sheekh Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan ayaa magacaabay xubnaha guddiga Baarlamaanka u qaabilsanaan doona qabashada doorashada xubnaha…