Madaxweyne ku xigeenka Jubaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan oo maalmahaan ku sugnaa gobolka Gedo ayaa maanta kulan la qaatay qeybaha…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa caawa Shir gudoomiyay kulan lagaga hadlayay dardar galinta howlgalada kasocda deegaanada Jubaland…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Shir gudoomiyay Kulanka golaha wasiirada oo lagaga hadlay howlgalada dalka lagu…
Hawlgal qorsheysan oo ay Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ka fuliyeen deegaanka Welmarow oo 40KM u…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa magaalada Kismaayo kulan kula qaatay Taliyaha Ciidamada Milateriga Kenya (KDF) Gen Francis…
Qaraxyo khasaare gaystay ayaa maanta barqadii lagu weeraray xero ciidamada lagu tababaro oo ku taalla degmada Baardheere ee gobolka Gedo.…
Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa daraawiishta Jubbaland ayaa howlgal ballaaran ka fuliyay deegaanno u dhexeeya Janaay cabdalle iyo degmada Afmadow…
Waxaa si rasmi ah magaalada Kismaayo ee xarunta dowlad goboleedka Jubbaland uga furmay shirka isku dubbaridka xasilinta Qaran oo ay…
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa magaalada Kismaayo ku qaabbilay Taliyaha Howlgalka Maraykanka ee AFRICOM General Michael E.…
Madaxweynaha dowlad gobolkeedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa munaasabad kooban oo ka dhacday Xarunta labaad ee Hay’ada Socdaalka iyo Jinsiyadda…
Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta daahfuray shirka madasha Xiriirka arrimaha gagaarka baniaadamnimada dalka Soomaaliya. Shirkan oo…
Ciidanka Kumandoosta Danab oo kaashanaya saaxiibadda caalamiga ah ayaa weerar qorsheysa la beegsaday kooxda Alshabaab oo ku sugnaa duleedka magaalada…