Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Sulub Axmed Firin iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee caasimadda…
Ciidanka DANAB ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ay wehliyaan ciidanka Jubbaland ayaa howlgal ay ka sameeyeen deegaanka Turdho iyo deegaannada…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel-gaarka ah ee Jubbaland. Madaxweynaha waxaa si…
Weerar ku bilowday gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa ayaa saaka lagu qaaday deegaanka Baar Sanguuni ee Gobolka Jubbada Hoose.…
Musharrax Xasan Hurre Ugaas ayaa ku guuleystaay doorashada Kursiga Tirsigiisu yahay Hop#203 oo saaka ka qabsoontay Magaalada Kismaayo ee gobolka…
Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya kuwa Jubbaland ayaa maanta la wareegay saldhig weyn oo ay Al-Shabaab ku lahaayeen degaanka Qunbi…
Deegaanka Gariley oo dhaca xadka gobolka Gedo la wadaago dalka Kenya ayaa waxaa la soo sheegayaa in sideed qof ay…
Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa dib ugu laabtay Magaalada Kismaayo ee Caasimada KMG ah ee Jubaland. Madaxweyne…
Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG Jubaland ku qaabilay Wasiirka Difaaca Kenya Aadan Barre Ducaale.…
Agaasimaha Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonaka Qaranka NISA Mahad Maxamed Salaad iyo wafdi uu Hoggaaminayo ayaa lagu wadaa inay gaaraan…
Taliyaha Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ee gobolka Gedo, ayaa loo magacaabey Gen Jamaal Xasan Sareey. Sidoo kale Maxamed Cabdiraxmaan Yacquul…
Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay Golaha Malaaqyada…