Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa soosaaray wareegtooyin magacaabis ah oo is xig-xigay, xilalka uu magacaabay Axmed Maxamed Islaam Madoobe…
Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe), ayaa maanta booqasho iyo salaan ugu tagay Ciidamada Qalabka sida ee loo diyaariyay howlgalka…
Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa sheegtay inay diyaar u yihiin dagaalka ka dhan ah Al-shabaab ee socda qaar kamid ah gobolada…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Jubbaland ayaa maanta xukun dil toogasho ah ku fulisay labo Askari oo horay dilal kala…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Jubbaland ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay labo nin oo lagu eedeeyay in ay…
Weerar ku bilowday Qarax ismiidaamin ah ayaa lagu qaaday hotel lagu magacaabo Tawakal oo ku yaalla magaalada Kismaayo ee xarunta…
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray Degmo Xeebeedka Cadale ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Madaxweynaha…
Dab khasaare hantiyadeed oo lixaad leh gaystay ayaa xalay burburiyay qeyb kamid ah suuqa wayn ee magaalada Kismaayo. Maamulka iyo…
Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa daraawiishta Jubbaland ayaa isku diyaarinaya in ay qaadeen howlgal argagixisada Al-shabaab looga xoreynayo deegaanada maamulkaas,…
Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka todobaadlaha ah ee Golaha wasiirada Jubaland oo diirada lagu saarayay…
Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa kulan la qaatay Xildhibaanada Baarlamaanka JFS ee laga soo doortay Jubaland iyo qaar kamid…
Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubaland Axmed Maxamed Islaan ayaa maanta lagu soo dhaweeyey magaalada Muqdisho. Wasiirada arrimaha gudaha, amniga…