Afhayeenka millateriga Somaliland Cabdi Dheere, ayaa sheegay in ciidamada Somaliland maanta laga bilaabo ay qaadi doonaan tallaabooyin millateri oo qorshaysan,…
Ilaah ha u naxariistee waxaa xaley magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland lagu dilay Cabdilaahi Cali Axmed Tarabi oo ahaa wiil…
Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlayay magaalada Hargeysa ayaa sheegay in ay soo dhaweynayaan dadaalada caalamiga ah ee xaaladda magaalada Laascaanood.…
Laba qof ayaa ku geeriyooday shil gaari oo aroornimadii hore ee saaka ka dhacay duleedka barri ee magaalada Gabiley. Shilkan…
Xukuumadda Somaliland ayaa soo saartay go’aamo cusub oo kuwajahan xaalka Magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool. Somaliland ayaa sheegtay in…
Xukuumadda Somaliland ayaa war-saxaafadeed ay saaka soo saartay ku sheegtay in dagaal lagu soo qaaday ciidamadeeda ku sugan duleedka magaalada…
Musharraxa Madaxweyne ee Xisbiga Mucaaradka ah WADANI Cabdiraxmaan Cirro oo ka hadlay xaaladda Magaalada Laascaanood ayaa sheegay in dagaalka ka…
Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Somaliland ee UCID Faysal Cali Waraabe qoraal ka soo saaray xaaladda Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.…
Somaliland ayaa sheegtay in saaka fariisimada Ciidamadeeda ee Galbeed Magaalada Laascaanood ay soo weeraray kooxo Nabad diid iyo Argagixisada ah.…
Wasiirka Warfaafinta Somaliland, Saleebaan Yuusuf Cali Koore ayaa eedeymo u soo jeediyey Gudoomiyaha Golaha wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif. Gudoomiye Cabdirisaaq…
Xuluumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalka saaka duleedka Laascaanood ayaa sheegtay in ciidanka Puntland ay weerar kusoo qaadeen ciidamadooda. Somaliland…
Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif oo kamid ahaa dadkii lagu duqeynayay Laascaanood ayaa markii ugu horeysay ka hadlay xaaladda…