Xamaas ayaa uga digtay Israa’iil maanta oo Axad ah in weerar lagu qaado koonfurta Gaza ee Rafah, uu halis gelin…
Qatar oo xulka Jordan (Urdun) uga guuleysatay 3-1 ayaa noqotay waddankii shanaad ee taariikhda koobka Asia oo markale koobka qaada.…
Wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Finland ayaa sheegtey in ay si degdeg ah u baaraysasoo laabashada magangalyo-doonka ka imaanaya dhanka…
Israa’iil ayaa maanta oo Jimce ah duqeymo cirka ah ka geysatay koonfurta Gaza ee Rafah, halkaas oo in ka badan…
Matxaf ku yaal California ayaa khamiistii dib ugu celiyay hantidii laga dhacay Boqortooyada dalka Ghana ee Ashanti, hantidan oo la…
Baarlamaanka dalka Itoobiya ayaa maanta oo Khamiis ah ansixiyay magacaabista taliyaha hay’adda sirdoonka Temesgen Tiruneh oo loo magacaabay ra’iisul wasaare…
Shacabka dalka Pakistan ayaa saaka oo khamiis ah u dareeray goobaha codbixinta, xili doorashada sanadkan ay hareeyeen cabsida dhanka amniga…
Mareykanka ayaa diyaarad drone ku duqeeyey fiidnimadii xalay gaari marayey koonfurta caasimada Ciraaq ee Baqdaad, gaarigaasi oo siday saraakiil sare…
Boqolaal kun oo shacab ah ayaa kusii qul qulaya magaalada Goma ee bariga dalka DRC, xili maleeshiyaada M23 deegaankaasi ku…
Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa maanta oo Arbaca ah sheegay inuu diiday dalabkii ugu dambeeyay ee Xamaas ee xabbad-joojinta,…
Dhammaan saddexdii shirkadood ee ugu waaweynaa Suudaan ayaa khadka ka maqnaa maanta oo Arbaca ah, iyagoo jaray isgaarsiinta malaayiin qof…
Golaha Wakiilada ee Baarlamaanka Mareykanka ayaa diiday qorshe uu soo diyaariyey xisbiga Jamhuuriga oo doonaya in lacag gaareysa $17.6 bilyan…