Boqolaal kun oo shacab ah ayaa kusii qul qulaya magaalada Goma ee bariga dalka DRC, xili maleeshiyaada M23 deegaankaasi ku…
Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa maanta oo Arbaca ah sheegay inuu diiday dalabkii ugu dambeeyay ee Xamaas ee xabbad-joojinta,…
Dhammaan saddexdii shirkadood ee ugu waaweynaa Suudaan ayaa khadka ka maqnaa maanta oo Arbaca ah, iyagoo jaray isgaarsiinta malaayiin qof…
Golaha Wakiilada ee Baarlamaanka Mareykanka ayaa diiday qorshe uu soo diyaariyey xisbiga Jamhuuriga oo doonaya in lacag gaareysa $17.6 bilyan…
Xoghayaha Arrimaha Dibada ee Mareykanka Antony Blinken ayaa xalay gaaray Tel Aviv, isagoo sheegay inuu kala hadlayo Israel dhaqan gelinta…
Raysalwasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa sheegay in xukuumadiisa aysan dooneyn wax dagaal ah oo dhexmara Itoobiya iyo Soomaaliya, xili ay…
Kolonyo gargaar bini’aadannimo ayaa waxaa haleeshay rasaas ay ku fureen ciidamada badda Israa’iil xilli ay gaadiidkaasi kusii jeedeen waqooyiga Marinka…
Golaha Shacabka ee dalka Senegal ayaa xiliga doorashada Madaxweynaha dalkaasi dib u dhigay illaa bisha December ee sanadkan, arrintan oo…
Shan dagaalyahan oo ka tirsan ciidamada Kurdiyiinta ee Dimuqraadiga Suuriya ee uu Mareykanka taageero ayaa lagu dilay weerar habeen hore…
Dibad-baxayaasha iyo booliiska ayaa isku dhacay caasimadda Senegal ee Dakar ugu yaraan hal sarkaal oo sare oo mucaarad ah ayaa…
Weerarkan Saldhigga booliska ee Dera Ismail Khan ee gobolka Khyber Pakhtunkhwa ayaa lagu soo beegay xilli horey subaxnimadii Isniinta. Saddex…
Xili dagaalka ka socda Gaza uu galayo bishii shanaad ayaa waxaa weli dagaalo xoogan ka socdaan Waqooyiga, Bartamaha iyo Koonfurta…