Skip to content
Horseed Media LogoHorseed Media
  • Home
  • Somali News
  • World News
  • in English
  • Opinion
  • More
    • Dowladda Federaalka
    • Puntland
    • Jubaland News
    • Galmudug
    • Hirshabele
    • Somaliland
    • Koonfur Galbeed
    • Featured
  • Contact us

Horseed » Somali News » World News » Page 131

World News

Philippines: Dowlada oo mamnuucday Haweenka u shaqo taga Kuwait

Dalka Filibiin ayaa la gaarsiiyey meydka haweenay dalkaasi u dhalatay oo lagu dilay dalkii ay u shaqo tagtay ee Kuwait.…

February 16, 2018 | by Horseed Staff

USA: Weerar ka dhacay Iskuul oo lagu dilay 17 arday ah – Sawiro

Saraakiisha Amniga ayaa xaqiijiiyey inay 17 qof ku dhinteen weerarkii shalay ka dhacay Iskool ku yaal gobalka Florida ee dalka…

February 15, 2018 | by Horseed Staff

South Africa: Hogaamiyaha ANC oo loo dhaarinayo Madaxweyne kadib iscasiladii Zuma

Madaxweyne kuxigeenka Koonfur Afrika Cyril Ramaphosa ayaa lagu wadaa in maanta loo dhaariyo xilka Madaxweynaha, kadib iscasiladii Madaxweyne Jacob Zuma…

February 15, 2018 | by Horseed Staff

Kuwait: Dowlada Ciraaq oo codsatay 100 Bilyan ee dib u dhiska dalkeeda

Shirweynaha ka socda magaalada Kuwait oo ay beesha Caalamka uga hadleyso dib u dhiska dalka Ciraaq ayaa waxaan weli lagu…

February 14, 2018 | by Cabdirisaq Shiino

Egypt: Sisi oo xabsiga dhigay Taliyihii hore oo ahaa Murashax

Taliyihii hore ee ciidamada Masar Sami Anan iyo Kaaliyihiisii Hisham Genena ayaa xabsiga la dhigay kadib markii ay shaaciyeen inay…

February 14, 2018 | by Hanad Askar

South Africa: Musuq Maasuqii Madaxweyne Zuma oo lugaha la galay Qoys Maalqabeen ah

Booliiska koonfur Afrika ayaa saaka oo Arbaca ah gudaha u galay hoyga Qoyska loo yaqaan Gubta oo kamid ah ganacsatada…

February 14, 2018 | by Axmed Muuse

South Africa: Madaxweyne Zuma oo loogu baaqay inuu iscasilo?

Xisbi Xaakimka Koonfur Afrika ee ANC ayaa ugu baaqay Madaxweyne Jacob Zuma oo ka tirsan xisbigaasi inuu xilka isaga dego,…

February 13, 2018 | by Axmed Muuse

Syria oo Israel kasoo riday Diyaarad dagaal iyo Xiisada u dhaxeysa labada dhinac

Dowlada Siiriya ayaa todobaadkan markii ugu horeysay in muddo ah ku guuleysatay inay soo rido diyaarad dagaal oo ay Israel…

February 12, 2018 | by Cabdirisaq Shiino

Ruushka oo baaraya diyaarad kusoo dhacday duleedka Moscow

Dowlada Ruushka ayaa xaqiijisay inay dhamaan dhinteen 71kii qof ee saarnaa diyaaradaasi rakaabka siday oo shalay gelinkii danbe kusoo dhacday…

February 12, 2018 | by Horseed Staff

Egypt: Militariga Masar oo duulaan ku qaaday Kooxaha ku sugan Sinaay

Dowlada Masar oo Jimcihii lasoo dhaafay bilowday duulaan cir, dhul iyo badda ah oo ay ku qaaday waqooyiga gobalka Sinaay…

February 12, 2018 | by Axmed Muuse

Shaqaalaha Hay`ada Gaargaaka Oxfam oo lagu eedeeyey inay ku xadgudbeen gabdho u dhashay Haiti

Hay`ada ugu weyn dalka UK ee gargaarka OXFAM ayey fadeexad lasoo daristay kadib markii la ogaaday in shaqaalaha hay`adaasi ay…

February 12, 2018 | by Hanad Askar

South Korea: Kim Jong Un oo walaashiis u diray Kuuriyada Koonfureed

Kim Yo Jong oo ah haweenay la dhalatay hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi iyo wafdi balaaran oo heer sare ah ayaa saaka…

February 9, 2018 | by Hanad Askar

Hague: Maxkamada Caalamiga ee Danbiyada oo baaritaan ku bilowday Madaxweynaha Filibiin

Maxkamada Caalamiga ah ee Danbiyada (ICC) oo xarunteedu tahay magaalada The Hague ee dalka Holland ayaa baaritaan horudhac ah ku…

February 9, 2018 | by Horseed Staff

SYRIA: Maraykanka oo duqeyn ku dilay 100 kamid ah Askarta Assad

Dowlada Siiriya ee Bashar Al Assad ayaa cambaareysay duqeyn habeenkii khamiista ay diyaaradaha Maraykanka la beegsadeen goobaha ay fadhiyaan ciidamadooda…

February 9, 2018 | by Cabdirisaq Shiino

USA: Booliiska Boston oo lagu eedeeyey inay si khaldan u basaaseen Muslimiinta iyo Madowga

Hay`ada u dooda xaquuqda shacabka dalkaasi Maraykanka ee ACLU ayaa ku eedaysay booliiska magaalada Boston inay si aan sharci ahayn…

February 8, 2018 | by Cabdirisaq Shiino
  • Go to Previous Page
  • Go to page 1
  • Interim pages omitted …
  • Go to page 129
  • Go to page 130
  • Go to page 131
  • Go to page 132
  • Go to page 133
  • Interim pages omitted …
  • Go to page 151
  • Go to Next Page

About us | Contact us | Privacy Policy | ©2023 Horseed Media Ltd