Skip to content
Horseed Media LogoHorseed Media
  • Home
  • Somali News
  • World News
  • in English
  • Opinion
  • More
    • Dowladda Federaalka
    • Puntland
    • Jubaland News
    • Galmudug
    • Hirshabele
    • Somaliland
    • Koonfur Galbeed
    • Featured
  • Contact us

Horseed » Somali News » World News » Page 131

World News

South Africa: Koox hubeysan oo weerar ku qaaday Saldhig Booliis

Ugu yaraan lix askari ayaa lagu dilay xalay weerar ay koox hubeysan ku qaaday saldhig booliis oo ku yaal deegaanka…

February 21, 2018 | by Axmed Muuse

Saddex qof oo lala xiriiriyey weerarkii Barcelona oo Faransiiska lagu qabtey

Saddex qof oo lagu eedeeyey in ay xiriir la leeyihiin weerarkii Barcelona ka dhacay sanadkii hore ayaa lagu qabtey dalka…

February 20, 2018 | by Abdirisaq Shino

USA: Ardayda Iskuulada oo bilaabay Kacdoon looga soo horjeedo hubka

Waxaa socda dhaq dhaqaaq xoogan oo ay wadaan ardayda iskuulada dalka Maraykanka oo ay uga soo horjeedaan xasuuqyada sida joogtada…

February 20, 2018 | by Abdirisaq Shino

Masar oo Israel u saxiixday heshiis Gaas oo lagu qiimeeyey $15bilyan

Shirkada laga leeyahay dalka Masar ee Dolphinus ayaa la sheegay inay gaaska dabiiciga ah kasoo iibsan doonto shirkada Israel, heshiiskan…

February 20, 2018 | by Axmed Muuse

IRAQ: Daacish oo weerar ku dishay maleeshiyaad Shiico ah

Kooxda Daacish ayaa sheegatay weerar lagu dilay 30 kamid ah maleeshiyaadka shiicada ee taageersan dowlada Ciraaq, weerarkaasi oo ka dhacay…

February 20, 2018 | by Horseed Staff

Laba kamid ah shaqaalaha Qaramada Midoobey oo lagu diley dalka Kongo Kinshasa

Laba kamid ah shaqaalaha Qaramada Midoobey ayaa la diley mid kalena waa la afduubtey gudaha dalka Jamhuuriyadda Dimoqraadiga ee Kongo…

February 20, 2018 | by Abdirisaq Shino

Saddex kamid ah Booliska dalka Iran oo lagu dhex diley mudaaharaad

Saddex ka tirsan ciidanka Booliska dalka Iran ayaa lagu diley caasimadda dalkaas ee Tehraan, kadib markii ay isku dhaceen koox…

February 20, 2018 | by Abdirisaq Shino

Israel, Iran iyo Sacuudiga oo hadalo kulul isku dhaafsaday shirkii Munich

Axadii shalay ayey hogaamiyayaasha dalalkaasi khudbadahooda kasoo jeediyeen shirka sanadlaha ah ee looga hadlo Amniga Caalamka kaasi oo ka dhacay…

February 19, 2018 | by Hanad Askar

Nigeria: 475 ku eedaysan Boko Xaram oo xabsiyada laga siidaayey!

Maxkamada wadankaasi Nigeria ayaa xabsiga kasii deysay in ka badan 400 maxaabiis ah oo loo xiray inay kamid yihiin kooxda…

February 19, 2018 | by Axmed Muuse

RW Poland oo difaacay Sharciga cusub ee la xariira Xasuuqii Naziga ee Yahuuda

Raysalwasaaraha dalka Poland Mateusz Morawiecki oo ka qeyb galay shalay shirka Amniga ee ka dhacay Munich ayaa difaacay sharciga cusub…

February 19, 2018 | by Hanad Askar

USA: Dacwada lagu oogay 13 Muwadiniin Ruush ah oo doorashooyinka carqaladeeyey!

Wasaarada Cadaalada ee Maraykanka ayaa shaacisay dacwada ay kusoo oogayaan 13 muwaadiniin Ruush ah iyo 3 shirkadood oo Ruush ah…

February 17, 2018 | by Abdirisaq Shino

QATAR: Sacuudiga wuxuu cadaadis ku hayaa dalalka Saboolka ah ee uu deeqda siiyo!

Amiirka dalka Qatar Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani oo ka qeyb galaya shirka Amniga looga hadlayo ee ka socda…

February 17, 2018 | by Hanad Askar

Ethiopia: Xaalada deg degta ah ee lagu soo rogay dalkaasi

Dowlada Itoobiya ayaa sheegtay inay xaalad deg deg ah kusoo rogtay wadankeeda bilaha ee soo socda, go`aanka ayaa dabasocda Iscasilaadii…

February 17, 2018 | by Axmed Muuse

Turkiga iyo Maraykanka oo ka wadahadlaya Xiriirkooda sii xumaanaya

Xoghayaha Arrimaha Dibada ee Maraykanka Rex Tillerson oo gaaray dalka Turkiga ayaa kulamo laleh Madaxweynaha iyo dhigiisa dalkaasi si wax…

February 16, 2018 | by Hanad Askar

Egypt: Xukuumada oo sii wada Xariga Murashaxiintii doorashada isaga baxay

Abdul Moneim Aboul Fotouh oo kamid ahaa murashaxiinta u tartamayey xilka Madaxweynaha ee isaga baxay doorashada la qorsheeyey inay dhacdo…

February 16, 2018 | by Axmed Muuse
  • Go to Previous Page
  • Go to page 1
  • Interim pages omitted …
  • Go to page 129
  • Go to page 130
  • Go to page 131
  • Go to page 132
  • Go to page 133
  • Interim pages omitted …
  • Go to page 152
  • Go to Next Page
  • About us
  • Contact us
  • Privacy Policy

©2023 Horseed Media Ltd