Maraykanka iyo UK ayaa duqaymo cusub ku qaaday goobaha ay Xuutiyiintu maamulaan ee dalka Yemen, iyadoo ay sii kordhayaan weerarada…
Duqeyntan ayuu Mareykanka uga jawaabayaa weerarkii lagu dilay 3 askari oo ka dhacay todobaadkii hore saldhiga ay ku leeyihiin dalka…
Xildhibaanada baarlamaanka dalka Itoobiya ayaa maanta oo Jimce ah muddo kordhin u sameeyay xaaladda deg degta ah ee gobolka Amxaarada…
Boqorka Jordan Boqor Cabdallaha ayaa Khamiistii ka digay dagaal ka qaraxi kara gobolka sababo la xiriira “weerarada sii kordhaya ee…
Wasaarada Gaashaandhiga Mareykanka ayaa khamiistii wacad ku martay inay “jawaab dhinacyo badan leh” la beegsan doonto maleeshiyaad ay Iran taageerto…
Lataliyihii Ilaalada Kacaanka Iiraan ee Dimishiq ayaa Jimcihii lagu dilay weerar gantaal oo ay Israa’iil la beegsatay degmo ku taal…
Ugu yaraan 3 qof ayaa ku dhintay Magaalada Nairobi, 222 kalena waxaa soo gaaray dhaawac, kadib markii Gaari xamuul ah…
Mas’uuliyiinta Liibiya ayaa Arbacadii bilaabay inay 350 tahriibayaal ah u diraan dalkooda Masar. Dalka Liibiya oo ay dagaalladu ragaadiyeen ayaa…
Midowga Yurub ayaa wajahaya xaalad cakiran oo ku saabsan sii joogitaankooda Mali iyo guud ahaan gobolka Galbeedka Afrika ee Sahel,…
Tirada dhimashada weerarrada Israel ee Marinka Gaza ayaa gaartay 26,900 tan iyo 7-dii Oktoobar, Wasaaradda Caafimaadka ee Falastiin ayaa sheegtay…
Madaxweynaha Jamhuiriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Rome ee dalka Talyaaniga kulamo kula qaatay Madaxweynaha dalkaasi mudane,…
Madaxweynaha JF Soomaaliya mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Rome ee dalka Talyaaniga wuxuu kulan kula yeeshay Madaxweynaha dalka Comoros,…