Diyaaradaha dagaalka ee Israel ayaa xalay iyo saaka sare u qaaday duqeynta ay ku wadaan Gaza. Kahor inta aysan bilaaban…
Dalka Holland ayey Arbacadii ka dhacday doorashada Baarlamaanka, oo ay guul weyn ka gaareen xisbiga lagu tilmaamo cunsuriga ee PVV.…
Ururka xiriirka kubadda cagta ee Yurub ayaa ganaax lacag dul dhigay Kooxda Celtic ee kasoo jeeda Scotland kadib ciyaartii ay…
Dowlada Qatar ayaa ku guuleysatay dadaaladii asbuucyadii lasoo dhaafay loogu jiray in lagu hakiyo dagaalka Gaza. Heshiiskan ayey aqbaleen Xamaas…
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Abshir Huruuse ayaa London kulan kula yeeshay Wasiirka horumarinta Afrika ee UK Andrew Mitchell. Labada Wasiir…
Dowlada Jordan (Urdun) ayaa sheegtay inay sare u qaaday ciidamadeeda ku sugan xaduuda ay la wadaagto dhulka ay Israel heysato.…
Diyaaradaha dagaalka ee Mareykanka ayaa duqeeyey labo xarun oo ay lahaayeen maleeshiyaadka shiicada Ciraaq. Duqeyntan ayaa daba socota weeraro ay…
Hogaamiyaha Xamaas Ismail Haniyeh ayaa maanta oo Talaado ah sheegay in gebo-gebo uu marayo heshiis lagu sii deynayo maxaabiista. Qatar…
Xoogaga Xuutiyiinta Yemen ayaa baahiyey muuqaalka qaabka ay ulla wareegeen markabka uu leeyahay Maalqabeen u dhashay Israa’iil. Markabka Galaxy Leader…
Khasaaro ayaa ka dhashay Gantaalo Xisbullah ku tuurtay mid kamid ah Saldhigyada Ciidamada Israel ee u dhaw xaduuda dalka Lubnaan.…
Waxaa sii socota duqeynta Israel ku wado Gaza, tiradda shacabka duqeynta lagu xasuuqay ayaa kor u dhaaftay 13.000 qof. Dadka…
Qatar ayaa wada waan-waanta u dhaxeysa Israel & Xamaas ee lagu soo sii deynayo maxaabiista labada dhinac. Raysalwasaaraha Qatar Sheikh…