Skip to content
Horseed Media LogoHorseed Media
  • Home
  • Somali News
  • World News
  • in English
  • Opinion
  • More
    • Dowladda Federaalka
    • Puntland
    • Jubaland News
    • Galmudug
    • Hirshabele
    • Somaliland
    • Koonfur Galbeed
    • Featured
  • Contact us

Horseed » Somali News » World News » Page 3

World News

Kim Jong-un oo booqday xarumaha nukliyeerka ee Ruushka

Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un ayaa kormeeray xarunta gantaallada “Kinzhal” ee Ruushka iyo sidoo kale kuwa istaraatiijiyada ah ee xambaari…

September 17, 2023 | by Hanad Askar

Liibiya: khasaaraha daadadkii magaalada Derna oo sii kordhay

Kooxaha gurmadka ayaa manta oo Jimce ah sii-wada raadinta kumanaanka qof ee weli lagu la’yahay daadadkii baaxada weyn ee ku…

September 15, 2023 | by Mohamed Osman

USA: 13-kun oo shaqaalaha warshadaha baabuurta Maraykanka oo shaqo joojin sameeyey

In ka badan 13.000 oo ah shaqaalaha shirkadaha soo saara baabuurta ayaa maanta oo jimce ah ku dhawaaqay shaqo joojin…

September 15, 2023 | by Khalid Yussuf
sudan war

40 qof oo rayid ah ayaa lagu dilay duqaymo ka dhacay Suudaan

Ugu yaraan 40 qof oo rayid ah ayaa lagu dilay weerar cirka ah oo Arbacadii ka dhacay gobolka Darfur ee…

September 14, 2023 | by Horseed Staff
Libya dera

Tirada Dhimashada Musiibadii Ka Dhacdey Liibya oo Ku Dhaw Dhimashada 3000 oo Qof

Ugu yaraan 2,300 oo qof ayaa ku dhintay magaalo ku taal bariga Liibiya oo kali ah ka dib markii dabaylo…

September 13, 2023 | by Abdirisaq Shino

Kulanka Putin & Kim Jong Un iyo qorshaha iskaashiga militari

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin iyo Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un ayaa shir madaxeed ku yeelanaya xarunta Gantaalada Hawada Sare…

September 13, 2023 | by Khalid Yussuf

Boqolaal qof oo ku dhimatay daadad ku dhuftay Bariga Liibiya

Mas’uuliyiinta xukuumada bariga Liibiya, ayaa sheegay in ilaa 2,000 oo qof laga cabsi qabo inay dhinteen, kumanaan kalena la la’yahay.…

September 12, 2023 | by Mohamed Osman

Maraykanka oo fasaxay lacag dhan $6bilyan oo ay leedahay IRAN

Xukuumada Maraykanka oo dadaal ugu jirta sii deynta shan muwaadin oo Mareykan ah oo ku xiran Iran, ayaa soo saartay…

September 12, 2023 | by Khalid Yussuf
GERD Ethiopia

Itoobiya ayaa soo gabagabaysay buuxinta kaydka biyo-xireenka GERD

Wasaaradda arrimaha dibadda Masar ayaa cambaareysay tallaabadaas, waxayna ku tilmaantay buuxinta biyo-xireenka Itoobiya mid sharci darro ah. Itoobiya ayaa maalintii…

September 11, 2023 | by Hanad Askar

Marooko: Shacabka oo habeenkii 2aad seexday bannaanka kadib dhulgariirkii dilay in ka badan 2,000 qof

Qoysas badan oo Moroccan ah ayaa habeenkii labaad seexday bannaanka habeennimadii Axadda, kadib dhulgariirkii ugu dhimashada badnaa ee nus qarni…

September 10, 2023 | by Khalid Yussuf

Milateriga Niger oo ku eedeeyay Faransiiska inuu soo wado ciidamo cusub oo ‘faragelin’ ah!

Hogaamiyayaasha afgambiga Niger ayaa ku eedeeyay Faransiiska in uu ciidamo, agab dagaal iyo qalab uu ku ururiyay dalal badan oo…

September 10, 2023 | by Mohamed Osman

Dagaal ka dhacay xerada qaxootiga Falastiiniyiinta ee Lubnaan

Saddex dagaalyahan iyo qof rayid ah ayaa Sabtidii lagu dilay iska horimaad ka dhacay xero ku taal koonfurta Lubnaan, iyadoo…

September 10, 2023 | by Abdirisaq Shino

G20 oo Midowga Afrika u aqoonsaday xubin joogto ah

Kooxda 20-ka waddan ee dhaqaalaha ugu horreeya adduunka ayaa soo dhaweynaya Midowga Afrika oo loo aqoonsaday xubin joogto ah, arrintan…

September 9, 2023 | by Khalid Yussuf

Dhulgariir xoog leh oo ku dhuftay Marooko, in ka badan 800 oo qof ayaa ku dhintey

Dhulgariir xoog leh ayaa ka dhacay meel ka baxsan magaalada Marrakech ee koonfurta Morocco goor dambe oo habeenimadii Jimcaha, sida…

September 9, 2023 | by Abdirisaq Shino

Mali: Maleeshiyada Islaamiyiinta ayaa tobanaan qof ku dilay weeraro kala duwan

Ugu yaraan 49 qof oo rayid ah iyo 15 askari ayaa lagu dilay labo weerar oo kala duwan oo ay…

September 8, 2023 | by Abdirisaq Shino
  • Go to Previous Page
  • Go to page 1
  • Go to page 2
  • Go to page 3
  • Go to page 4
  • Go to page 5
  • Interim pages omitted …
  • Go to page 152
  • Go to Next Page
  • About us
  • Contact us
  • Privacy Policy

©2023 Horseed Media Ltd