Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulamo gaar gaar ah la qaatay Odayaasha dhaqanka Galmudug ayaa kala…
Ugu yaraan laba qof ayaa ku dhintay tobanaan kalena waa la la’yahay ka dib markii laba doon ay ku degeen…
Ugu yaraan 28 qof ayaa ku dhimatay tobanaan kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib markii uu tareen khadka ka baxay…
Maxkamad ku taalla dalka Pakistan ayaa Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalkaasi Imran Khan ku heshay inuu galay debi, waxaana ay…
Saraakiisha Ruushka ayaa sheegay in markab shidaal uu ku dhacay weerar diyaarad aan duuliye lahayn oo ka dhacay marinka Kerch…
Itoobiya ayaa ku dhawaaqday xaalad deg deg ah iyadoo ay isku dhaceen Axmaarada iyo ciidamada federaalka. Xafiiska Ra’iisul Wasaare Abiy…
Booliska ayaa shilka doonida ku macneeyay culeys xad dhaaf ah iyo cimilo xumo. Boqolaal qof ayaa ku geeriyoota shilalka doomaha…
Hogaamiyihii afgambiga Niger ayaa shaaca ka qaaday in uusan u hogaansami doonin cadaadiska lagu saarayo in uu dib u soo…
Salaasadii shalay waxaa toogasho ka dhacdey banaanka hore ee qunsuliyad ay Sweden ku leedahay magaalada Izmiir ee dalka Turkiga. Waxaa…
Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa lagu eedeeyay inuu isku dayay inuu baabi’iyo natiijada doorashada madaxtinimada ee 2020, iyadoo…
Wadamada Yurub ayaa bilaabay daad gureynta muwaadiniinta ka jooga dalka afgembiga ka dhacay ee Niger
Faransiiska ayaa bilaabay daadgureynta boqollaal qof oo u dhashay Faransiiska iyo dalalka Yurubta ee ku sugan Niger, maalmo ka dib…
Burkina Faso iyo Mali, ayaa ka digay faragelin kasta oo militari oo ka dhan ah Niger, iyagoo ku goodiyey inay…