Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch ayaa warbixin ay maanta oo isniin ah soo saartay ku sheegtay in ciidamada…
Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky oo Axadii booqasho ku tagay dalalka Denmark iyo Netherlands ayaa ku tilmaamay mid taariikhi ah go’aanka…
Abdourahmane Tchiani, oo magaalada Niamey kula kulmay wafdi ka socda ECOWAS, ayaa sidoo kale ka digay faragelin militari oo dalkooda…
Gobollada ku yaal koonfurta-galbeed ee Maraykanka ayaa u diyaar-garoobaya duufaanta Hilary oo cagta soo marisay Mexico, halkaas oo khasaare iyo…
Labo Israa’iiliyiin ah ayaa lagu dilay koonfurta magaalada Nablus ee dhulka la haysto ee Daanta Galbeed, waxaana toogtay nin Falastiini…
Sacuudi Carabiya iyo Iran ayaa horumar ka sameynaya hagaajinta xiriirka, wasiirka arrimaha dibadda Iran ayaa sheegay ka dib markii uu…
Mas’uuliyiinta Pakistan ayaa bilaabay baaritaan waxayna xireen ugu yaraan 146 qof gobolka Punjab maalin ka dib markii koox muslimiin ah…
Ururka Midowga Afrika iyo Ururka Dhaqaalaha ee Galbeedka Afrika (ECOWAS) ayaa u muuqday inay isku khilaafsan yihiin in tallaabo milateri…
Dab xooggan oo ka kacay waqooyiga Kanada ayaa ku sii dhowaanaya magaalada Yellowknife, oo ah caasimadda gobolka Waqooyi-galbeed ee Kanada,…
Dhowr qof ayaa meydkooda la helay 38 kalena waa laga soo badbaadiyay doon ku socotay jasiirada Cape Verde, mas’uuliyiinta ayaa…
Hay’adda u qaabilsan Uganda bixinta kaararka aqoonsiga qaran ayaa Isniintii joojisay in ka badan 7,680 codsiyo been abuur ah oo…
Kuuriyada Waqooyi ayaa sheegtay in askari Mareykan ah oo bishii hore ka soo tallaabay xadka uu sidaas sameeyay isagoo magangalyo…