Ugu yaraan 73 qof ayaa ku dhintay dab ka kacay magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika, sida ay qortay wakaaladda…
Tobaneeyo askari oo gadoodsan ayaa ka soo muuqday telefishinka qaranka Gabon, iyaga oo ku dhawaaqay in la laalay natiijadii doorashadii,…
Ra’iisul wasaare hore ee Pakistan Imran Khan ayaa lagu xukumay saddex sano oo xarig ah kadib markii lagu helay inuu…
Maxkamad federaal ah oo ku taal dalka Mareykanka ayaa go’aamisay in dacwadda ka dhanka ah Donald Trump ay bilaabato bartamaha…
Dhammaan duulimaadyada taga ama ka yimaada UK ayaa lagu soo waramayaa inay saameyn ku yeesheen dib u dhacyadan iyo xayiraada…
Raysalwasaare Abdul Hamid Dbeibah ayaa shaqada ka joojisay diblumaasigii ugu sareeyay xukuumadiisa wuxuuna sheegay inay wajihi doonto baaritaan. Arrintan ayaa…
Wasiirka Waxbarashada dowladda faransiiska ayaa ku dhawaaqey in Iskoolada dalkooda ay mamnuuc ka dhigi doonaan in gabdhuhu ay xirtaan cabaabayad.…
Aasaasihii kooxdan calooshood u shaqeystayaalka ee Wagner ayaa mas’uuliyiinta dalka Ruushka ay xaqiijiyeen inuu dhintay kadib maalmo la isla dhexmarayay…
Madaxweynaha Zimbabwe Emmerson Mnangagwa ayaa ku guuleystay markii labaad xafiiska, natiijada doorashada ayey qaadaceen mucaaradka, waxaana su’aalo ka keenay kormeerayaasha…
Nin caddaan ah oo wejiga soo duubtay ayaa dukaan ku yaalla gobolka Florida ee dalka Mareykanka ku dilay saddex qof…
Hawlgal gurmad ah ayaa socda ka dib markii diyaarad milatari oo Maraykanku leeyahay ay ku burburtay waqooyiga xeebaha Australia, diyaaradan…
Waxaa baaritaan lagu wadaa shilka diyaaradii gaar ah oo u kireysneyd hogaamiyihii kooxda hubeysan ee Ruushka (Wagner) Yevgeny Prigozhin, oo…
Iran ayaa soo bandhigtay diyaarad cusub oo nooca aan duuliyaha lahayn, taasoo ay sheegtay inay awood u leedahay inay duqeyso…
Shacabka dalka Zimbabwe ayaa saaka oo Arbaca ah u dareeray goobaha codbixinta si ay u doortaan Madaxweynaha, Baarlamaanka iyo waliba…
Difaaca hawada Ruushka ayaa saaka oo Arbaca ah soo riday saddex diyaaradood oo nooca aan duuliyaha lahayn oo laga leeyahay…