Afar nin oo lagu eedeeyay inay dad ka badan 137 qof ku dileen goob bandhig faneed ku taal duleedka magaalada…
Taageerayaasha musharraxa madaxtinimada Senegal Bassirou Diomaye Faye ayaa isugu soo baxay waddooyinka caasimadda Dakar, iyagoo dabaaldegaya, iyadoo natiijadii hore ee…
Ururka Daacish ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerarkii Moscow ka dib markii rag hubeysan ay rasaas ku fureen, waxyaabaha qarxa ku xireen…
Afartan qof ayaa lagu dilay toogasho ka dhacday xarunta Tiyaatarka ee Crocus City Hall oo u dhow Moscow Jimcihii, wakaaladda…
Ruushka iyo Shiinaha ayaa Jimcihii diiday qaraar qabyo ah oo uu Maraykanku horkeenay Golaha Ammaanka oo ku saabsan xabbad joojinta…
Qaraarka qabyada ah ee Mareykanka ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay uu dhawaan u codeyn doono, ayaa muujinaya in caalamka…
Ciidamada Isra’iil oo maalmahan weerar ku qaaday isbitaalka ugu weyn Gaza ee Al shifa ayaa halkaas ku dilay ugu yaraan…
Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka Antony Blinken ayaa Arbacadii ka degay dalka Sacuudiga, socdaalkiisa uu ku marayo gobolka ayaa qeyb…
Diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Ukraine oo ay maamusho hay’adda sirdoonka milateriga ee GUR ayaa subaxnimadii Arbacada weerar ku qaaday…
Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegay in ay bartilmaameedsadeen markabka MADO oo ku sugnaa badda cas nawaaxiga gobolka Eilat ee Israa’iil, sida…
Tunisia iyo Libya ayaa xiray marinka weyn ee xudduudda ee Ras Jedir sababo la xiriira iska horimaad hubeysan, sida ay…
Midowga Yurub iyo Masar ayaa kala saxiixday heshiis ku kacaya €7.4bn ($8bn; £6.3bn) oo looga gol leeyahay in sare loogu…