Dowladda Mareykanka ayaa kordhisay lacagta abaal-marinta ah ee ay ku bixineyo xog hoggaamin karta aqoonsiga iyo halka ay ku sugan…
Ciidamada Ammaanka ee dalka Turkiga ayaa soo Bandhigay Haweenay lagu Magacaabo Ahlan Albashir, taas oo ay sheegeen inay ka dambeysay…
Qarax sababay khasaare kala duwan ayaa galaabta ka dhacay bartamaha magaalada Istanbul ee dalka Turkiga. Duqa magaalada Istanbul Ali Yerlikaya…
Catherine Cortez Masto oo ah musharaxa xisbiga Dimuqraadiga ayaa ka guulaysatay musharixii xisbiga Jamhuuriga Adam Laxalt tartankii senetka ee gobolka…
Wasaaradda arrimaha dibadda ee Ruushka ayaa sheegtay inay ka mamnuucday 200 oo qof oo Maraykan ah inay soo galaan Ruushka.…
Ciidamada dalka Ukraine ayaa si buuxdo ula wareegay gacan ku haynta Magaalada Kherson ee koonfurta dalkaasi. Tani waxay ka dambeysay,…
War kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga ee dalka Ukraine ayaa lagu sheegay in Ruushka uu ku jabay duullaanka uu ku qaaday…
Markabkii ugu horreeyey ee Hotel ah ayaa gaaray dalka Qadar oo 20 ka bishan ay ka bilaabmi doonnaam cayaaraha koobka…
Hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa sheegtay in aysan jirin wax cunto ah ama dawo ah oo gaaray gobolka Tigray…
Ukraine ayaa sheegtay inay si taxadar leh uga fiirsanayso go’aan si lama filaan ah uu u shaaciyay Ruushka. Go’aanka uu…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre oo booqasho rasmi ah oo saddex cisho ah ku jooga waddanka Jabuuti…
Xildhibaan u olaleeya in UK ay aqoonsato Somaliland oo iska casilay xil uu ka hayay golaha wasiirada
Xildhibaan Sir Gavin Williamson oo ka tirsanaa golaha wasiiradda ee UK ayaa xilka iska casilay kadib markii lagu eedeeyay handadaad.…