Kuuriyada Koonfureed iyo Mareykanka ayaa afar gantaal ku riday badda loo yaqaan Japan, Seoul ayaa sidaas sheegtay Arbacada maanta ah,…
Muhoozi Kainerugaba ayaa laga qaaday xilka taliyaha ciidamada dhulka ee dalka Uganda, maalin kadib markii uu duufaan ka dhaliyay baraha…
Dhamaadka todobaadka waxaa jiray warbixino ku saabsan guulaha Yukreeniyaan ee ka soo baxaya gobolada Ruushku qabsadey. Ciidamada Ukraine waxay dib…
Qaramada Midoobay ayaa sheegay in dalka Pakistan uu haatan gelayo wejigii labaad ee saamaynta ka dhalatay fatahaadaha, ka dib markii…
Ciidamada Tigray ee TPLF ayaa sheegay inay isaga baxeen deegaanno ka tirsan gobolka Amxaarada oo ay heysteen muddo ka badan…
Inta la xaqiijiyey 127 qof ayaa ku dhintay halka 200 oo qof oo kalena ku dhaawaceen ka dib rabshado ka…
Dowladda Hindiya ayaa dooneysaa inay dalka Armenia ka iibiso hub qiiamhiisa lagu sheegay Rs 2000 Crore (oo u dhiganta ku…
Sarkaal ka tirsan militeriga Burkina Faso ayaa teleefishinka dowladda kaga dhawaaqay in xilka laga tuuray hoggaamiyihii militeriga ee dalkaas Lt…
Qarax noociisu ahaa is-miidaamin ayaa ka dhacay xarun waxbarasho oo ku taal caasimadda dalka Afghanistan ee Kabul. Qaraxa waxaa ku…
Dalalka Midowga Yurub ayaa Arbacadii shalay shaaciyey in ay baari doonaan qaraxyo lagu burburiyey dhuumaha gaaska geeya dalalka Yurub ee…
Dowladda Maraykanka ayaa soo saaray warbixin sannadle ah oo uu ku qiimeynayo khasaaraha dadka rayidka ah kasoo gaaray duqeymaha laga…
Salmaan Bin C/casiis, Boqorka dalka Sacuudiga ayaa wiilkiisa, ahna dhaxal-sugaha Maxamed Bin Salmaan u magacaabay Ra’iisul Wasaaraha boqortooyada, halka wiilkiisa…