Ra’iisul wasaaraha Britain Liz Truss ayaa tan iyo markii ay xafiiska timid la daalaa dhacaysay sidii ay u sii haysan…
Madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin ayaa ku dhawaaqay xaalad dagaal oo lagu soo rogay afar gobol oo Ruushku dhowaan ka…
Wiil Soomaaliyeed ayaa laba qof toorey ku diley magaalada Ludwigshafen oo ku taalla Koonfurta-galbeed ee dalka Jarmalka. Sidoo kale qof…
Taliyaha cusub ee Ciidamada Ruushka ee hoggaaminaya dagaalka Ukraine, General Sergei Surovikin ayaa xalaadda Magaalada Kherson ku sheegay mid aad…
Dowladda Indonesia ayaa ku dhawaaqday inay mamnuucday dhammaan dawooyinka sharoobada iyo dareeraha ah kadib markii ku dhawaad 100 carruur ah…
Afhayeen u hadlay hay’adda UNICEF oo lagu magacaabo James Elder oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Geneva ayaa sheegay in…
Sida ay shaacisay dowladda Itoobiya, Ciidamadeeda ayaa qabsaday saddex magaalo oo ka tirsan gobolka waqooyi ee Tigray, kuwaas oo laba…
Ciidamada TPLF ee ku sugan waqooyiga Itoobiya ayaa sheegay in ciidamada dowladda Itoobiya iyo kuwa xulufadooda ah ay galeen magaalada…
Hay’adda Lacagta Adduunka IMF ayaa warbixin ka soo saartay waxyaabahii ka soo baxday shirka hannaanka dib-u-eegista 4-aad (Article-IV) ee Barnaamijka…
Qaraxyo gaaraya ugu yaraan shan ayaa laga maqlay caasimadda Ukriane ee Kyiv kuwaas sababay khasaare kala duwan. La taliyaha madaxweynaha…
Wasiirkii maaliyadda ee UK Kwasi Kwarteng ayaa xilka laga qaaday. Isaga qudhiisa ayaa bartiisa Twitter-ka ku xaqiijiyay in Ra’iisul Wasaare…
Kuuriyadda Waqooyi ayaa tijaabisay gantaal ballatic ah, iyadoo ka jawaabaysa dhuula-tus malatari oo ay si wada jir ah xadka uga…