Madaxweynaha dalka Mareykanka, Joe Biden oo khudbad ka jeedinayay golaha loo dhanyahay ee Qaramada Madoobey ayaa cambaareeyay hanjabaadda Madaxweynaha Ruushka…
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa ku dhawaaqay “abaabul qaybeed ciidan oo cusub” ee ciidamada Ruushka ee ka dagaalamaya Ukraine Khudbad…
Afhayeenka ciidamada Tigray ee TPLF Getachew Reda ayaa sheegay in ciidamada dalka Eritrea ay duullaan ku soo qaadeen gobolka Tigray…
Queen Elizabeth II Boqoraddii Ingiriiska ee geeriyootay, ayaa maanta lagu wadaa in lagu aaso Magaalada London ee caasimadda dalka Britain.…
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden, boqorka Japan Naruhito iyo madaxda kale ee dunida oo ku sugan magaalada London halkaas oo ay…
Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo booqasho ku jooga dalka Maraykanka ayaa Khamiistii shalay booqday Aqalka Cad, halkaasi…
Ruushka ayaa farriin adag kuna aaddan colaadda dalka Ukraine u diray Dowladda Mareykanka, xilli duulaanka Moscow ee dalkaasi uu sideed…
Baabuurka Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyy ayaa shil kula galay magaalada Kyiv arbacadii, sida ay saraakiishu sheegeen, balse dhaawac halis ah…
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa sheegay in hab-dhaqanka Armenia ee ku aaddan Azerbaijan uu yahay mid aan la aqbali…
Madaxweynayaasha dalka Shiinaha Xi Jinping iyo madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin ayaa ka wadahadli doona dagaalka Ukraine iyo arrimo kale oo…
Xioggaga Tigreega ee ku sugan Waqooyiga Itoobiya, ayaa ku eedeeyay dowladda Itoobiya inay duqeymo badan oo dhanka diyaaradaha aan duuliyaha…
William Ruto ayaa loo dhaariyey madaxweynaha cusub ee Kenya, xaflad ka dhacday garoonka weyn ee Moi International Sports Center Stadium…