Warbaahinta Masar iyo Carabaha kale ayaa waxa ay baahiyeen in Madaxweynaha Masar Abdel Fattah El-Sisi uu booqasho laba maalmood ah…
Doorashadii ka dhacdey dalka Sweden maalintii Axadda ee 11 September ayaa ahayd mid si weyn ay natiijadu isugu dhaweyd. Labada…
Taliyaha ciidamada Ukraine General Valery Zaluzhny ayaa sheegay in ciidamada Ukraine ay guulo ka gaarnen dagaalkii ka socday waqooyiga gobolka…
Qodobo ay tahay in aad ogaato: Goobaha codbixinta ee dalka Iswiidan waxay furmaan 8-da subaxnimo xilliga Iswidhan waxayna xirmaan 8-da…
Boqor Charles-ka saddexaad ayaa si rasmi ah loogu dhawaaqi doonaa inuu yahay boqorka cusub ee UK, ka dib munaasabad lagu…
Qaramada Midoobey oo ku baaqday in loo gurmado Pakistan oo la daallaa dhacaya dhibaatada fatahaadaha
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey, Antonio Guterres oo booqasho ku joogga dalka Pakistan ayaa ku baaqay in loo gurmado dalkaasi,…
Ugu yaraan 8 qof oo tahriibayaal ah ayaa dhintay 15 kalena waa la la’yahay kadib markii dooni ay la socdeen…
Maxkamad ku taal Pakistan ayaa go’aansatay, inay Ra’iisul Wasaarihii hore Imran Khan kusoo oogto kiis ixtiraam darro ah oo u…
Boqoradii Britain Elizabeth Il oo da’deedu ahayd 96 sanno ayaa geeriyootay caawa, sida uu shaaciyey qasriga Buckingham Palace. Boqoraddan oo…
Xaaladda boqoradda UK Queen Elizabeth II ayaa maanta sare u kacay cabsida laga qabo kadib markii qasriga boqortooyada ee Buckingham…
Madaxweynaha Dalka Ukraine Volodymyr Zelenskyy ayaa sheegay in ay hadhuudh/qamadi tan-kiisu gaarayo 28,600 metric tons ay todobaadyada soo socda gaarsiin…
Madaxweynaha la doortay ee Kenya William Ruto ayaa sheegay inuu khadka telefoonka kula hadlay madaxweynaha xilka kasii degaya Uhuru Kenyatta,…