Allah ha u naxariistee waxa goor dhoweyd geeriyooday Caalimkii weynaa ee Sheekh Yuusuf Al-Qardaawi, sida ay baahisay Warbaahinta Aljazeera. Sheekh…
Ugu yaraan 6 qof ayaa ku dhintay halka 20 kalena ay ku dhaawacmeen kadib markii Nin hubeysan uu rasaas ku…
Bangiga Adduunka ayaa sheegay in illaa $2 bilyan oo dollar inuu ku bixinayo gargaarka loo fidinayo dalka Pakistan. Guddoomiye ku…
Volodymyr Zelensky Madaxweynaha dalka Ukraine ayaa sheegay in si wanaagsan loola dhaqmi doono ciidamada kasoo goosta Ruushka. Madaxweyne Zelensky ayaa…
Kuuriyada Waqooyi ayaa tijaabisay gantaal kuwa riddada gaaban ah kaas oo ku dhacay xeebaha bari ee dalkaas. Gantaalkan ayaa ah…
Meydadka 89 qof oo muhaajiriin kana timid Lubnaan ayaa la helay kuwaasi oo doontii ay saarnaayeen ku degtay xeebaha dalka…
Ugu yaraan lix muhaajiriin ah ayaa lagu la’yahay Jasiiradda Leros, Maraakiibta ilaalada xeebaha Giriigga ayaana baadigoobaya sida ay sheegeen saraakiisha…
Duqeyn cusub ayaa maanta ka dhacday caasimadda gobolka Tigray ee dalka Itoobiya, waxaana ku dhintay ugu yaraan hal qof sida…
Madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka Donald Trump iyo saddex carruur ah oo uu dhalay ayaa waxay wajahayaan dacwad wax is…
Madaxweynaha dalka Mareykanka, Joe Biden oo khudbad ka jeedinayay golaha loo dhanyahay ee Qaramada Madoobey ayaa cambaareeyay hanjabaadda Madaxweynaha Ruushka…
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa ku dhawaaqay “abaabul qaybeed ciidan oo cusub” ee ciidamada Ruushka ee ka dagaalamaya Ukraine Khudbad…
Afhayeenka ciidamada Tigray ee TPLF Getachew Reda ayaa sheegay in ciidamada dalka Eritrea ay duullaan ku soo qaadeen gobolka Tigray…