Shirkadda Tamarta & Gaaska ee Ruushka (Gazprom) ayaa ku dhawaaqday inaanan maanta dib loo furi doonin dhuumaha gaaska geeya dalka…
Mareykanka ayaa go’aansaday inuu u diro Taiwan hub qiimihiisu yahay 1.1 bilyan. Taiwan ayaa sidoo kale ka iibsanaysa Maraykanka nidaamka…
Khubarada ka socotay Qaramada Midoobey ayaa sheegay inay soo geba-gabeeyeen wejiga hore ee kormeerka ay ku sameynayeen Warshadda Nuclear-ka Zaporizhzhia…
Madaxwaynaha Maraykanka Joe Biden ayaa khudbadiisi habeenkii jimcada uu jeediyey ku sheegay in “Trumpism-ku” uu khatar ku yahay dimuqraadiyadda. Madaxweynaha…
Hay’adda Lacagta Adduunka ee (IMF) ayaa sheegtay in ay heshiis la gaartay dalka Sri Lanka, si looga samatabixiyo dhibaatada dhaqaale…
Ravil Maganov ayaa madax ka ahaa shirkadda ugu weyn ee saliidda ee gaarka loo leeyahay ee Ruushka, Lukoil, taasoo dhaleecaysay…
Maanta oo Khamiis ah, Twitter ayaa ku dhawaaqay inay bilaabi doonto tijaabinta badhanka “Edit Tweet” taas oo dadka qaarkiis keliya…
Ciidamada gobolka Tigray ee dalka Itoobiya ayaa ku eedeyay dowladda iyo xulufadeeda deriska ay yihiin ee Eritrea inay gobolka ku…
Ruushka ayaa gabi ahaanba joojiyay gaaskii uu ka siin jiray waddamada Yurub isagoo sheegay in loo baahan yahay in dayactir…
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Malaysia Mahathir Mohamad oo 97 jir ah ayaa la dhigay Isbitaal kaddib markii laga helay xannuunka…
Diyaaradaha dagaalka Itoobiya ayaa saqdii dhexe ee xalay duqayn ka gaystay Magaalada Mekelle ee Xarunta Gobolka Tigrayga ee waqooyiga dalkaasi.…
Mikhail Gorbachev, hogaamiyihii ugu dambeeyay ee Midowgii Soofiyeeti ee soo afjaray dagaalkii qaboobaa, ayaa habeenimadii Talaadada ku geeriyooday isbitaal ku…