Hoggaamiyaha mucaaradka Kenya Raila Odinga ayaa diiday oo waxba kama jiraan ku tilmaamay natiijada doorashadii madaxweyne ee dhacday 9-kii August…
William Samoei Ruto oo ku guuleystay doorashada madaxwenaha shanaad ee dalka Kenya waxa uu sanadkii 1966-dii ku dhashay deegaanka Sugoi…
Gudoomiyaha guddiga doorashada dalka Kenya Wafula Chibukati ayaa shaaciyay in doorashadii madaxwaynanimada dalka Kenya uu ku guuleystay William Ruto. Ruto…
Markab u kiraysan Qaramada Midoobay oo sida illaa 23,000 oo metric ton oo sarreen ah ayaa ka soo ambabaxay dekedda…
Murashaxa Xisbiga UDA Senator Johnson Sakaja ayaa ku guuleystay Guddoomiyaha gobalka Nairobi, arrintan oo qeyb ka ah guusha weyn ee…
Madaxweyne ku- xigeenka dalka Kenya William Ruto ayey aad ugu dhawdahay in uu ku guuleysto doorashada Madaxweynaha Kenya, oo natiijada…
Hoggaamiyaha mucaaridka Kenya Raila Odinga ayaa ku horreeya tartanka madaxtinimada dalkaasi, sida ay muujineyso natiijada rasmiga ah ee codadka ilaa…
FBI-da Mareykanka ayaa gacanta ku dhigay dokumentiyo sir ah kadib markii ay baaritaan ku sameeyeen guri uu lahaa madaxwaynihii hore…
Salmaan Rushdie, oo ah qoraagii qoraalkiisa horseeday hanjabaado dil ah oo uga imaaneysay muslimiinta gaar ahaan dalka Iran sanadihii 1980-meeyadii,…
Rag hubeysan ayaa rasaas ku furay qabuuraha Richmond Hill, halkaas oo ay ka socotay aaska wiil dhallinyaro Soomaali ah oo…
Dadka ku nool waddanka Kenya iyo meelo kale oo dunida ka tirsan ayaa weli dhagta u taagaya ku dhawaaqista natiijada…
Roobab dabaylo wata oo ka da’ay Koonfurta Galbeed ee dalka Yemen iyo caasimadda Sanca ayaa keenay inay ka dhashaan daadad…