3 July, 2025
Ciidanka difaaca ee dowladda Puntland weli deegaamo katirsan buuraleeyda Cal-miskaad ka wada hawlgallo ay ku baacsanayaan…

Ciidanka difaaca ee dowladda Puntland weli deegaamo katirsan buuraleeyda Cal-miskaad ka wada hawlgallo ay ku baacsanayaan firxadka malayshiyaadka nabaddiidka ah ee Daacish.
Howlgalladii ugu dambeeyey ee ay ciidanku ka sameeyeen aagga Walisoor oo ay kuyaallaan godad ay ku dhuumaaleysanayeen maleeshiyaad katirsan firxadka argagixisada Daacish, ayaa lagu xubno katirsan kooxdaasi.
Qoraal ka soo baxay taliska hawlgalka Hillaac ayaa lagu sheegay hawlgalka lagu diley malayshiyaad katirsan Daacish iyadoo la gubey godadkii ay ku dhuumaalaysanayeen.





