30 July, 2025
Dowladda federalka ah ee Soomaaliya ayaa caawa Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool kaga dhawaaqday maamul…

Dowladda federalka ah ee Soomaaliya ayaa caawa Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool kaga dhawaaqday maamul cusub oo lagu magacaabo Waqooyi Bari Somalia.
Maamulkaan ayaa caasimad looga dhigay Magaalada Laascaanood, tirada xildhibaanadu waa 83 xubnood oo ku imaanaya doorasho dadweyne, xilka madaxweynuhu waa meerto u dhexaysa MAAKHIR iyo KHAATUMO.



