Guddiga Maamulka Doorashooyinka Heer Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa shaaciyay qabashada doorashada 11-ka kursi ee deegaan doorashadooda…
Guddiga Maamulka Doorashooyinka Heer Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa shaaciyay qabashada doorashada 11-ka kursi ee deegaan doorashadooda tahay Magaalada Gaalkacyo.




