8 October, 2025
Maxkamadda Derejada 1aad ee degmada Garoowe gobolka Nugaal ayaa xukun xabsi ah ku riddey Sharma’arke Xuseen…

Maxkamadda Derejada 1aad ee degmada Garoowe gobolka Nugaal ayaa xukun xabsi ah ku riddey Sharma’arke Xuseen Yuusuf oo ku eedaysnaa inuu fal kufsi ah kula kacay laba gabdhood oo walaala ah.
Sharmaarke Xuseen Yuusuf ina Ubax Cismaan Jaaji 31 sanno jir ah, waxayna ku xukuntay 25 sanno oo xabsi, $5000 kun oo Ganaax ah iyo Magdhowga dhibanayaasha ay u xukuntay oo dhan 25,500.
HOOS KA DAALACO XUKUNKA



