Go’aankii Issimada Mudug kasoo saareen tartanka kuraasta Hop-198 & Hop-199

Isimada Gobolka Mudug gaar ahaan Isimada beelweynta Cumar Maxamuud ayaa dowlada Puntland uga digay inay farageliso…

16 March, 2022

Isimada Gobolka Mudug gaar ahaan Isimada beelweynta Cumar Maxamuud ayaa dowlada Puntland uga digay inay farageliso kuraasta beeshaasi ku leedahay golaha shacabka BFS, #HOP198 – #HOP199.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *