Golaha Mustaqbalka oo ku goodiyey qabashada doorashooyin u gaar ah.

15 April, 2026

Xubnaha golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa si adag uga hadlay muddo dhaafk doorashada xildhibaanada labada aqal ee…


Xubnaha golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa si adag uga hadlay muddo dhaafk doorashada xildhibaanada labada aqal ee Somalia iyo khilaafyada siyaasadeed ee dalka.

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa lagu yiri,”Madaxweyne Xasan, haddii uu ku adkaysto tallaabooyinkiisa halka dhinac, waxaan qabanaynaa doorashooyin loo dhan yahay.”

Dhankooda maamulada Puntland & Jubbaland ayaa la filayaa in ay bilaabaan doorashada xildhibaannada, haddii aan la gaadhin heshiis doorasho bartamaha bisha Maay ee sanadkaan.

Screenshot