Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo cambaareeyey dagaalka Baydhabo.

Golaha mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa cambaareeyey dagaalkii ay maanta ciidanka Dowldda Somali ku qabsadeen qaybo kamid ah…

30 March, 2026

Golaha mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa cambaareeyey dagaalkii ay maanta ciidanka Dowldda Somali ku qabsadeen qaybo kamid ah Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.